Wednesday, April 24, 2024
Ad

Taliyaha Saldhiga Garoonka adan cade oo Amar lagu Bixiyay in lasoo xiro

0
Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa amartay shalay in uu maxkamadda horyimaado Taliyaha Saldhiga Booliska Garoonka Aadan-Cade oo fulin waayay amar maxkamadeed oo ahaa in uu...

Wararkii Ugu Danbeeyey Guri uu shir uga socday saraakiil Al-Shabaab ah oo la duqeeyay

0
Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa duqeymo ay maanta diyaarado dagaal ka fuliyeen qaybo kamid ah gobolka Shabeelaha Dhexe, taas oo lagu beegsaday...

Somaliland oo ka jawaabtay carada ay Jabuuti ka qaaday heshiiska badda ee Itoobiya

0
Wasiirka arrimaha dibadda ee maamulka Somaliland Ciise Keyd Maxamuud ayaa ka jawaabay hadalkii wasiirka maaliyadda Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaaleh oo cadeeyey in Jabuuti iyo...

Alshabaab oo Weerar Ku Qaaday Xawaadleey

0
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar toos ah oo ay Al-Shabaab ka fuliyeen duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe,...

Kenya Iyo Soomaaliya oo kala Saxiixday Heshiis Cusub oo Qaadka Ah

0
Xoghayaha beeraha iyo xanaanada xoolaha ee Kenya Mithika Linturi ayaa ku dhawaaqay in Kenya ay heshiis dhoofinta qaadka ah la galeyso Soomaaliya 8da bisha...

Jabuuti oo cadeysay siday uga carootay go’aankii Muuse Biixi uu badda ku siiyey Itoobiya

0
Wasiirka Maaliyadda ee dalka Djibouti, Ilyaas Muuse Dawaleh oo ku sugan magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa ka hadlay aragtida dowladda Djibouti ee heshiiskii...

Xukunka Sariflihii Alshabaab la Shaqaynaayay

0
Xukunka Sarifle jaanuus u ahaa khawaarijta.... Maxamed Cali Xersi Diirshe, ayaa loo soo xiray Kamid ahaanshiyaha Khawaarijta, gaar ahaan qeybta Jaajuusnimada iyo inuu gacantiisa ku...

Maxay ahayd Haweeneyda Taageertay Soomaaliland oo Khaatuma Lagu Xiray?

0
Ciidamada booliiska qeybta gobolka Sool ee maamulka Khaatumo State ayaa xabsiga dhigay haweeney lagu eedeeyay in ay baraha bulshada taageero weyn ugu muujisay maamulka...

Shirkii Madasha Wadatashi Qaran oo Xog Cusub kasoo Korartay

0
Madaxda Maamul Gobaleedyada Koonfurgalbeed, Galmudug iyo Hirshabelle ayaa sugan magaalada Muqdisho waxaana la sugayaa Axmed Madoobe. Shirka Maamul Gobaleedyada oo dib udhac ku yimid...

Hay’adda SODMA Oo Ka Digtey Roob Daadad Wata Iyo Fatahaado

0
Hay’adda Maareynta  Masiibooyinka Qaranks Soomaaliyeed ayaa ka digtey roobab xoog leh inay toddobaadka soo socda ka da’aan gobolada dalka Soomaaliya ayna dhalin karaan fatahaado...