Tuesday, July 16, 2024
Ad

Donald Trump oo Ilaahay uga mahad naqay in uu ka celiyay “wax aan la...

0
Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump oo ka badbaaday isku day dil oo lagu khaarajin lahaa ayaa taageerayaashiisa uga mahad celiyay “aragtida iyo ducadooda”...

Hubka lagu toogtay Donald Trump oo la ogaaday cidda lahayd

0
Hay’addaha fulinta sharciga ee Maraykanka ayaa rumeysan in hubka lagu weeraray Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump uu iibsaday Thomas Crook aabihii, sida laga...

FBIda Maraykanka oo shaacisay ninkii Toogtay TRUMP Halka uu ka yimid iyo waxa uu...

0
FBI-da ayaa shaacisay in Matthew Crooks oo 20 jir ah uu ahaa “qofka looga shakisan yahay” isku daygii dil ee Sabtidii ka dhanka ahaa...

Isku dhex yaac iyo jahawareer ka taagan galbeedka Qasa oo taangiyada Israa’iil isaga baxeen

0
Jahwareer iyo qalalaase ayaa ka jira galbeedka magaalada Qasa ka dib markii taangiyada Israa'iil ay isaga baxeen halkaa oo ay ka wadeen cidamada dhulka...

Shirka Nato ma badbaadin doona Biden mise cadaadiska ayuu kusii kordhin doonaa

0
Laba iyo toban maalmood ka dib dooddii waxqabadka musharraxinta oo laga yaabo inay ahayd mid ka mid ah kuwii ugu waxyeellada badnaa taariikhda casriga...

Ciidanka ISRAEL oo duullaan hor leh ku qaaday waqooyiga Gaza

0
Ciidamada Israel ayaa aad ugu sii siqay gunta magaalada ugu weyn Marinka Gaza, iyaga oo sheegay in ay la dagaallami doonaan dagaal-yahannada Xamaas oo...

Britain oo Maantay yeelatay ra’iisul wasaare cusub

0
Boqorka UK, Charles III ayaa Jimcaha maanta ah si rasmi ah ugu magacaabay hoggaamiyaha Xisbiga Labor-ka Keir Starmer ra’iisul wasaaraha cusub ee Britain. Sawirro laga...

Israel oo qiratay Saraakiil iyo askar looga laayey Gaza

0
Dagaalyahannada Falastiiniyiinta ayaa maanta weerarro ku qaaday goobaha ciidanka Israa’iil ee waqooyiga Qasa, halkaasoo dagaallada ka dhacay lagu dilay saraakiil iyo askar ka tirsan...

Joe Biden oo wacad ku maray inuu baaqi ku sii ahaan doono tartanka doorashada

0
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa wacad ku maray inuu baaqi ku sii ahaan doono tartanka doorashada madaxtinimada ee dalkan ka qabsoomi doonta shanta bisha...

Dagaalka Xizbullah iyo Israel oo xoogeystay

0
Kooxda Xizbullah ee Lubnaan ayaa sheegtay Axadda maanta ah in diyaarad hubaysan oo aan duuliye la socon ay ku beegsatay goob ciidan oo ku...