Sport

SPORTS: Xulka qaranka Talyaaniga oo u gudbay wareegga 16-aad ee koobka EURO-2020

SPORTS: Xulka qaranka Talyaaniga oo u gudbay wareegga 16-aad ee koobka EURO-2020

June 17, 2021

0 comments

Sport:

Xulka qaranka Talyaaniga ayaa iska xaadiriyay wareega 16-ka Koobka Qaramada Yurub ee EURO 2020 kaddib markii uu guul kaga gaaray… Read More ›

Ciyaaryahankii wadnuhu ku dhex istaagay garoonka ee reer Danmark oo caddeeyay mustaqbalkiisa kubadda

Ciyaaryahankii wadnuhu ku dhex istaagay garoonka ee reer Danmark oo caddeeyay mustaqbalkiisa kubadda

June 14, 2021

0 comments

Sport, Xulka:

Christian Eriksen ayaa ka hadlay dhacdadii habeen dhaweyd ku dhex qabsatay garoonka xilli ay kooxdiisu la ciyaarayeen xulka qaranka oo… Read More ›

Ciyaaryahan reer Danmark oo ku dhacay garoonka xilli ay socotay ciyaar “live” ah

Ciyaaryahan reer Danmark oo ku dhacay garoonka xilli ay socotay ciyaar “live” ah

June 13, 2021

0 comments

Sport:

Ciyaaryahanka khadka dhexe uga ciyaara dalka Denmark Christian Eriksen ayaa soo “miirsaday” ka dib markii uu istaagga ka dhacay xilli… Read More ›

SPORT: Ben White oo beddelaya ciyaaryahanka dhaawacan ee Alexander-Arnold

SPORT: Ben White oo beddelaya ciyaaryahanka dhaawacan ee Alexander-Arnold

June 7, 2021

0 comments

Sport:

Xidhiidhka kubadda cagta England ayaa ku dhawaaqay xiddiga uu tababare Southgate kusoo daray xulka ee beddelay Trent Alexander-Arnold oo ku… Read More ›

SPORTS: Ciyaar feer layaab leh oo xalay dhex martay Youtuber iyo feeryahan caan ah

SPORTS: Ciyaar feer layaab leh oo xalay dhex martay Youtuber iyo feeryahan caan ah

June 7, 2021

0 comments

Sport, Xulka:

Habeenkii xalay waxaa magaalada Miami, gobolka Florida ee dalkaasi Mareykanka ku dhexmartay ciyaar feer layaab leh taas oo u dhaxeysay… Read More ›

Sports News

SWEDEN: Orodyahan Itoobiyaan ah oo matag ka wareegay xilli uu soo gaaray xarigga goosha

SWEDEN: Orodyahan Itoobiyaan ah oo matag ka wareegay xilli uu soo gaaray xarigga goosha

October 9, 2021 0 comments

Fikadu Teferi oo ah orodyahan kasoo jeeda dalka Itoobiya islamarkaana ka qeyb-qaadanayay orodka “Stockholm Marathon” oo lagu qabtay caasimadda dalkaasi… Read More ›

Sacuudiga oo iibsaday kooxda kubbadda cagta Newcastle United ee ka dhisan Ingriiska

Sacuudiga oo iibsaday kooxda kubbadda cagta Newcastle United ee ka dhisan Ingriiska

October 8, 2021 0 comments

Dallad shirkado ah oo uu hoggaamiyo dalka Sacuudi Carabiya ayaa iibsaday kooxda ka tirsan horyaalkaa Premier League ee Newcastle United… Read More ›




FONANA: ” – Waa ley qiyaamay, sawirkaan ma aheyn in uu baraha bulshada soo galo”

FONANA: ” – Waa ley qiyaamay, sawirkaan ma aheyn in uu baraha bulshada soo galo”

June 6, 2021

0 comments

Sport:

Daafaca dhexe ee kooxda Leicester City ee Wesley Fofana ayaa ka hadlay sababtii uu u xidhay maaliyada kooxda Arsenal iyadoo… Read More ›

Gool-haye David De Gea oo qoraal ku canaantay kooxdiisa Manchester United xilli uu ku sugan yahay Spain

Gool-haye David De Gea oo qoraal ku canaantay kooxdiisa Manchester United xilli uu ku sugan yahay Spain

June 6, 2021

0 comments

Sport:

Goolhayaha xulka qaranka Spain ee David de Gea ayaa  weerar ku qaaday kooxdiisa Manchester United xilli uu ku sugan yahay… Read More ›

Xiddigga sanadka ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

Xiddigga sanadka ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

June 5, 2021

0 comments

Sport:

Xiddiga kooxda kubadda cagta Manchester City ee Ruben Dias ayaa ku guuleystay abaal-marinta xiddiga sanadka ee horyaalka Premier League. Daafacan… Read More ›

Pep Guardiola oo ku guuleystay abaalmarinta tababaraha sannadka

Pep Guardiola oo ku guuleystay abaalmarinta tababaraha sannadka

June 5, 2021

0 comments

Sport:

Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa kusoo guuleystay abaalmarinta macalinka sanadka ee horyaalka Premier League kaddib xilli ciyaareed… Read More ›

Xulalka Argentina & Uruguay oo ku biiray xiddigaha Brazil ee iska diidaya in ay ka qeyb-galaan tartanka Copa America

Xulalka Argentina & Uruguay oo ku biiray xiddigaha Brazil ee iska diidaya in ay ka qeyb-galaan tartanka Copa America

June 5, 2021

0 comments

Sport:

Tartanka qaramada Latin America ee Copa America 2021 ayaa qarka  u saaran in gebi ahaanba meesha laga saaro kaddib markii… Read More ›

Kooxda ugu fiican Premier League-ga oo lagu dhawaaqay iyo Man. City oo lix ciyaaryahan ku leh

Kooxda ugu fiican Premier League-ga oo lagu dhawaaqay iyo Man. City oo lix ciyaaryahan ku leh

June 5, 2021

0 comments

Sport:

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa wax ka badan kala bar ku yeelatay PFA Premier League Team of the Year ama… Read More ›

Chelsea oo heshiiska u kordhisay ciyaaryahan Olivier Giroud

Chelsea oo heshiiska u kordhisay ciyaaryahan Olivier Giroud

June 5, 2021

0 comments

Sport:

Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa si rasmi ah u shaacisay inuu heshiis cusub saxiixay xiddiga weerarka ka ciyaara ee Olivier… Read More ›

Laacib ka tirsan kooxda Manchester City oo ku sii jeeda horyaalka La Liga ee dalka Spain

Laacib ka tirsan kooxda Manchester City oo ku sii jeeda horyaalka La Liga ee dalka Spain

June 4, 2021

0 comments

Sport:

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya gudaha dalka Spain mid ka mid ah xiddigaha ugu muhiimsan kooxda Manchester City oo… Read More ›

SPORTS: Kooxda Inter Milan oo ku dhawaaqday tababareheeda cusub

SPORTS: Kooxda Inter Milan oo ku dhawaaqday tababareheeda cusub

June 3, 2021

0 comments

Sport:

Simone Inzaghi ayaa noqday macallinka cusub ee kooxda kubadda cagta Inter Milan ee dalka Talyaaniga. Tababaraha reer Talyaani ayaa kooxda… Read More ›

Kooxda Barcelona oo dhammaystirtay saxiixa Emerson, kaasoo noqonaya saxiixeedii saddexaad saddex maalmood gudahood

Kooxda Barcelona oo dhammaystirtay saxiixa Emerson, kaasoo noqonaya saxiixeedii saddexaad saddex maalmood gudahood

June 2, 2021

0 comments

Sport:

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa dhammaystirtay saxiixa daafaca garabka midig ee Emerson, kaasoo ay kala soo wareegeen Naadiga Real Betis.… Read More ›

Xiriirka FA oo ganaaxay kooxaha Chelsea iyo Leicester City kadib gacan-ka hadal

Xiriirka FA oo ganaaxay kooxaha Chelsea iyo Leicester City kadib gacan-ka hadal

June 2, 2021

0 comments

Sport:

Xiriirka kubadda cagta dalka England ee Football Associaton (FA) ayaa ganaax dul dhigay kooxaha Chelsea iyo Leicester City kuwaasoo jabiyay… Read More ›

Jose Mourinho oo loo magacaabay tababaraha cusub ee kooxda Roma

Jose Mourinho oo loo magacaabay tababaraha cusub ee kooxda Roma

May 4, 2021

0 comments

Sport:

Mourinho ayaa laga eryey Tottenham bishii April kaddib 17 bilood oo uu laylinayey kooxdaas horyaalka Ingiriiska ka tirsan. Tababarahan reer… Read More ›

ZAGREB, CROATIA - MARCH 18: Coach of Tottenham Hotspur Jose Mourinho before the UEFA Europa League Round of 16 Second Leg match between Dinamo Zagreb and Tottenham Hotspur at Stadium Maksimir on March 18, 2021 in Zagreb, Croatia. Sporting stadiums around Europe remain under strict restrictions due to the Coronavirus Pandemic as Government social distancing laws prohibit fans inside venues resulting in games being played behind closed doors. (Photo by Goran Stanzl/PIXSELL)

SPORT: Tababare José Mourinho oo laga eryay kooxda Tottenham

April 19, 2021

0 comments

Sport:

Sida ay qorayaan saakay jaraaidada The Athletic, The Telegraph iyo The Independent waxaa shaqadii tababarnimo ee kooxda Tottenham laga eryay… Read More ›

Burcad isku dayday in ay afduubtaan bas siday koox kubadeed

Burcad isku dayday in ay afduubtaan bas siday koox kubadeed

March 24, 2021

0 comments

Sport:

Burcad hubeysan ayaa waxaa ay isku dayeen in ay afduubtaab bas ay saarnaayeen kooxda kubadeed kuwaas oo ciyaar is-reeb-reeb u… Read More ›

Ciyaartoyda gobolka Banaadir oo ku guuleystay tartankii ciyaaraha gobollada dalka

Ciyaartoyda gobolka Banaadir oo ku guuleystay tartankii ciyaaraha gobollada dalka

December 31, 2020

0 comments

HEADLINE, Sport:

Ciyaar aad u xiiso badneyd oo kooxaha kubadda cagta ee Banaadir iyo Galmudug ku dhex martay garoonka Eng. Yariisoow ee… Read More ›

Pogba oo beeniyay in uu ka tegayo kooxdiisa Manchester United

Pogba oo beeniyay in uu ka tegayo kooxdiisa Manchester United

December 13, 2020

0 comments

HEADLINE, Sport:

Paul Pogba ayaa sheegaya “in wax walba ay caadi u yihiin” isaga iyo Manchester United, waxa uuna ku adkaysanayaa in… Read More ›

Ciyaaryahan Pogba oo ay uga dhamaatay kooxda  Manchester United

Ciyaaryahan Pogba oo ay uga dhamaatay kooxda Manchester United

December 7, 2020

1 comment

HEADLINE, Sport:

Mino Raiola oo ah agentiga Paul Pogba ayaa shaaca ka qaaday in laacibkan ay uga dhamaatay kooxda uu mudada u… Read More ›

SAWIRRO: Laacibkii kubadda cagta ee reer Argentina Diego Maradona ee geeriyooday iyo tacsi taal dalkiisa

SAWIRRO: Laacibkii kubadda cagta ee reer Argentina Diego Maradona ee geeriyooday iyo tacsi taal dalkiisa

November 26, 2020

0 comments

Sport:

Laacibkii kubadda cagta ee dalka Argentina Diego Maradona ayaa maanta geeriyooday kadib markii wadanaha uu istaagay, sida uu sheegay qareenkiisa.… Read More ›

Maradona oo isbitaal la dhigay, loogana cabsi qabo in uu cudurka corona la ildaran yahay

Maradona oo isbitaal la dhigay, loogana cabsi qabo in uu cudurka corona la ildaran yahay

November 3, 2020

0 comments

Sport:

Laacibkii hore ee dalka Argentina Diego Maradona ayaa la dhigay isbitaalka La Plata, ee koonfurta caasimadda Buenos Aires kadib markii… Read More ›

Madaxweynaha FIFA Gianni Infantino oo laga helay cudurka coronavirus

Madaxweynaha FIFA Gianni Infantino oo laga helay cudurka coronavirus

October 27, 2020

0 comments

Sport:

Sida ay baahisay wakaaladda wararka Reuters waxaa cudurka coronavirus laga helay madaxweynaha FIFA Gianni Infantino (50-jir). Warkan ayay walaadda wararka… Read More ›

SPORT: Cristiano Ronaldo oo uu ku dhacay cudurka coronavirus

SPORT: Cristiano Ronaldo oo uu ku dhacay cudurka coronavirus

October 13, 2020

0 comments

Sport:

Xiriirka kubadda cagta ee dalka Portugal ayaa shaaca ka qaaday in ciyaaryahan Cristiano Ronaldo uu ku dhacay cudurka COVID-19, islamarkaana… Read More ›