Gudaha

Ra’iisul wasaare Rooble oo shir isugu yeeray madaxda maamul-goboleedyada

Ra’iisul wasaare Rooble oo shir isugu yeeray madaxda maamul-goboleedyada

June 22, 2021

0 comments

Gudaha:

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inuu madaxda maamul goboleedyada ku marti-qaadayo inay kasoo qaybgalaan shir ka dhacaya… Read More ›

Caasimadda Puntland ee Garoowe oo xoolaha ariga “xabsi” loo taxaabayo

Caasimadda Puntland ee Garoowe oo xoolaha ariga “xabsi” loo taxaabayo

June 22, 2021

0 comments

Gudaha:

Maamulka magaalada Garowe ayaa go’aamiyey in magaalada laga saaro ”ariga tirada badan” oo ay sheegeen iney cunaan dhirta magaalada lagu… Read More ›

MUQDISHO: Qarax khasaare geystay oo xalay ka dhacay degmada Hodan

MUQDISHO: Qarax khasaare geystay oo xalay ka dhacay degmada Hodan

June 21, 2021

0 comments

Gudaha:

Faah-faahin ayaa kasoo baxaya qarax xalay ka dhacay degmada Hodan ee gobolkani Banaadir, iyadoo wararka qaar ay sheegayaan in lala… Read More ›

Taliyaha ciidamada xoogga oo ka war-bixiyay weerar al-Shabaab ay ku soo qaadeen saldhig ciidan

Taliyaha ciidamada xoogga oo ka war-bixiyay weerar al-Shabaab ay ku soo qaadeen saldhig ciidan

June 18, 2021

0 comments

Gudaha:

Taliska xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyay weerar dagaalamayaasha Alshabaab ay ku qaadeen saldhig Ciidanku ay ku leeyihiin Gobalka… Read More ›

Wasiirka maaliyadda oo kulan la qaatay safiirka Norway ee Kenya iyo Soomaaliya Elin Bergithe Rognlie

Wasiirka maaliyadda oo kulan la qaatay safiirka Norway ee Kenya iyo Soomaaliya Elin Bergithe Rognlie

June 16, 2021

0 comments

Gudaha:

Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle, ayaa maanta la kulmay safiirka Dawladda Norway ee Soomaaliya Elin… Read More ›

Sports News

EURO 2020: Xulalka Portugal iyo France – Germany iyo Hungary oo gudbay xilli ay bar-bar dhaceen

EURO 2020: Xulalka Portugal iyo France – Germany iyo Hungary oo gudbay xilli ay bar-bar dhaceen

June 24, 2021 0 comments

Waxaa caawa la soo gabagabeeyey Group-ka F Koobka Qaramada Yurub ee EURO 2020, iyadoo labada xul France iyo Germany ay… Read More ›




Khasaaraha ka dhashay qaraxii xerada ciidamada General Dhagabadan oo la shaaciyay

Khasaaraha ka dhashay qaraxii xerada ciidamada General Dhagabadan oo la shaaciyay

June 15, 2021

0 comments

Gudaha:

Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay 20 kalena dhaawacyo kala duwan ayaa soo gaaray, kaddib markii qarax Ismiidaamin ah… Read More ›

Qarax ismiidaamin ah oo lala eegtay dhallinyaro saf ugu jirtay ku biiridda ciidanka kumaandoosta Gor-gor

Qarax ismiidaamin ah oo lala eegtay dhallinyaro saf ugu jirtay ku biiridda ciidanka kumaandoosta Gor-gor

June 15, 2021

0 comments

Gudaha:

Qof isku xiray Jaakad waxyaabaha qarxa ayaa isku dhex qarxiyey dhalinyaro farabadan oo saf dheer ku jiray  oo dooneysay inay… Read More ›

GAALKACYO: Ku dhawaad 20 maxbuus oo lagu kala riday xukunno dil iyo xabsi daa`in

GAALKACYO: Ku dhawaad 20 maxbuus oo lagu kala riday xukunno dil iyo xabsi daa`in

June 15, 2021

0 comments

Gudaha:

18 rag ah oo maxakamadda ciidamda Puntland ay dhawaan ku ridday xukunno dil ah kadib markii lagu helay falal argagixisnnimo… Read More ›

Kenya oo dib u fureysa safaaraddeeda Muqdisho, casuumadna u dirtay danjire Tarsan

Kenya oo dib u fureysa safaaraddeeda Muqdisho, casuumadna u dirtay danjire Tarsan

June 14, 2021

0 comments

Gudaha:

Dowladda Kenya ayaa maanta sheegtay inay sida ugu dhaqsiyaha badan dib ugu furi doonto safaaraddeedkii magaalada Muqdisho kadib soo jeedin… Read More ›

Guddoomiyaha Gobolka Bari oo ka warbixiyay khasaaraha dabkii suuqa Boosaaso

Guddoomiyaha Gobolka Bari oo ka warbixiyay khasaaraha dabkii suuqa Boosaaso

June 14, 2021

0 comments

Gudaha:

Guddoomiyaha Gobolka Bari Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan ayaa ka hadlay dabkii xooganaa ee xalay ka kacay Suuqa weyn ee Magaalada… Read More ›

Duulimaadyadii tooska ahaa ee Soomaaliya iyo Kenya oo maanta dib u bilowday

Duulimaadyadii tooska ahaa ee Soomaaliya iyo Kenya oo maanta dib u bilowday

June 13, 2021

0 comments

Gudaha:

Duulimaadyada diyaaradeed ee tooska ahaa\ ee isaga kala gooshi jiray dalalka Kenya iyo Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah dib… Read More ›

R/Wasaare Rooble oo kala qeyb-galay bulshada Dayniile munaasabad ay ku taageerayaan hoggaaminta xukuumadda ee arrimaha doorashooyinka

R/Wasaare Rooble oo kala qeyb-galay bulshada Dayniile munaasabad ay ku taageerayaan hoggaaminta xukuumadda ee arrimaha doorashooyinka

June 12, 2021

0 comments

Gudaha:

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay munaasabad ay bulshada Degmada Dayniile ku soo… Read More ›

Dowladda Soomaaliya oo beenisay in ciidamo ay leedahay ka dagaallameen gobolka Tigray, Itoobiya

Dowladda Soomaaliya oo beenisay in ciidamo ay leedahay ka dagaallameen gobolka Tigray, Itoobiya

June 10, 2021

0 comments

Gudaha:

Cusmaan Abuukar Dubbe, wasiirka warfaafinta Soomaaliya ayaa mar kale beeniyey in ciidamo Somaali ah ay tageen, kana dagaallameen gobolka Tigray… Read More ›

Imaaraadka iyo Soomaaliya oo kala saxiixday heshiis is-afgarad ah

Imaaraadka iyo Soomaaliya oo kala saxiixday heshiis is-afgarad ah

June 7, 2021

0 comments

Gudaha:

Dowladda federaalka ee Soomaaliya iyo dowladda Imaaraadka ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad ah oo ay isaga kaashanayaan ka hortaga dambiyada… Read More ›

HARGEYSA: Xisbiyada mucaaradka Somaliland oo ku dhowaaqay isbaheysi

HARGEYSA: Xisbiyada mucaaradka Somaliland oo ku dhowaaqay isbaheysi

June 6, 2021

0 comments

Gudaha:

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ee Waddani iyo Ucid ayaa ku dhowaaqay inay isbaheysi sameysanayaan kadib markii ay kuraasta ugu badan ka… Read More ›

HARGEYSA: Yaa ku soo baxay natiijooyinkii harsanaa ee gobolka Maroodijeex?

HARGEYSA: Yaa ku soo baxay natiijooyinkii harsanaa ee gobolka Maroodijeex?

June 6, 2021

0 comments

Gudaha:

Guddiga doorashooyinka ee Jamhuuriyadda Goonni Isutaaggeeda ku Dhawaaqday ee Somaliland, ayaa shaaciyay natiijada hordhaca ah ee goleyaasha deegaanka iyo midka… Read More ›

Qaar ka mid ah xubnihii laga soo cawday ee guddiyada doorashooyinka Soomaaliya oo liiska laga saaray

Qaar ka mid ah xubnihii laga soo cawday ee guddiyada doorashooyinka Soomaaliya oo liiska laga saaray

June 6, 2021

0 comments

Gudaha:

Guddigii uu ra’iisul wasaaraha Soomaaliya u saaray xaqiijinta xubnaha guddiyada doorashooyinka ee heer federaal iyo mid dawlad goboleedba ayaa saacado… Read More ›

Qarax khasaare geystay oo daqiiqado ka hor ka dhacay meel aan ka fogeyn Ex kootarool Afgooye

Qarax khasaare geystay oo daqiiqado ka hor ka dhacay meel aan ka fogeyn Ex kootarool Afgooye

June 5, 2021

0 comments

Gudaha:

Qarax dhawaqiisu dheeraa ayaa waxaa uu daqiiqado ka hor ka dhacay xaafadda Macallin Nuur ee degmada Dharkeenley oo u dhow… Read More ›

Dowladda Soomaaliya oo Kenya ku eedaysay “weerraro aan loo meeldayin” oo ay ka geysatay gudaha dalka

Dowladda Soomaaliya oo Kenya ku eedaysay “weerraro aan loo meeldayin” oo ay ka geysatay gudaha dalka

June 5, 2021

0 comments

Gudaha:

Dowladda Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay wax ay ku tilmaantay weerrar aan loo aabba-yeelin oo ay sheegtay in ciidammada… Read More ›

R/wasaare Rooble oo ka tacsiyadeeyay geerida taliye ka tirsanaa kumaandoosta Gorgor

R/wasaare Rooble oo ka tacsiyadeeyay geerida taliye ka tirsanaa kumaandoosta Gorgor

June 4, 2021

0 comments

Gudaha:

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa tacsi udiray ehelkii uu ka baxay Gaashaanle Maxamed Cabdiwahaab oo ahaa… Read More ›

R/wasaare Rooble oo gaaray xarunta maamulka Hir-Shabelle ee Jowhar

R/wasaare Rooble oo gaaray xarunta maamulka Hir-Shabelle ee Jowhar

June 3, 2021

0 comments

Gudaha:

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta maamul goboleedka HirShabelle, waxaana safarkiisu ku saabsanyahay… Read More ›

Wafdi uu hoggaaminayo ra’isul wasaare Rooble oo ku wajahan magaalada Jowhar

Wafdi uu hoggaaminayo ra’isul wasaare Rooble oo ku wajahan magaalada Jowhar

June 3, 2021

0 comments

Gudaha:

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar ku tagaya magaalada Jowhar ee xarunta maamul goboleedka Hirshabelle, waxaana safarkiisu… Read More ›

Xubno ka tirsan guddiga tirinta codadka doorashada Awdal oo shaqada laga joojiyay

Xubno ka tirsan guddiga tirinta codadka doorashada Awdal oo shaqada laga joojiyay

June 2, 2021

0 comments

Gudaha:

Waxaa Somaliland ka socota tirintii codadka doorashadii dhacday 31-ka bishii May, waxaana wararka ka imaanaya degmada Saylac ee gobolka Awday… Read More ›

Tirinta codadka doorashada Somaliland oo wali socota

Tirinta codadka doorashada Somaliland oo wali socota

June 2, 2021

0 comments

Gudaha:

Qeybo badan oo ka mid ah jamhuuriyadda iskeed madax bannaanida ugu dhawaaqdey ee Somaliland, waxaa wali ka soconaya tirinta codadka… Read More ›

Shirkii wadatashiga qaran oo lasoo xiray iyo qodobbo lagu heshiiyay: SAWIRRO

Shirkii wadatashiga qaran oo lasoo xiray iyo qodobbo lagu heshiiyay: SAWIRRO

May 27, 2021

0 comments

Gudaha:

hir Madaxeed ay isugu yimaadeen Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed… Read More ›

Abwaan Sooraan oo ku geeriyooday magaalada Burco

Abwaan Sooraan oo ku geeriyooday magaalada Burco

May 26, 2021

0 comments

Gudaha:

Waxaa maanta magaalada Burco ku geeriyooday Allaha u naxariistee majaajiliiste Sooraan Ismaaciil Sugulle. Marxuumka wuxuu sidoo kale ahaa Abwaan iyo… Read More ›