Aabe iyo hooyo nasiib badan ayaa ka gaaray cunugooda oo jaran-jaro ka raaraca dalkaasi Shiinaha. Cunuga ayaa daba-raacay aabihiis oo soo eegaayay meel biyo fariisteen oo guriga korkiisa ah.