Wednesday, April 24, 2024
Ad

Puntland oo Jawaab Adag ka Bixisay Fatwadii Shiikh Cali Wajiis

0
Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir jaraa’id qabtay ayaa si adag uga jawaabay go’aanka dowladda federaalka ay wax uga bedeleyso dastuurka dalka...

Amarkii Ay soo saartay Dowlada Soomaaliya ee ku Wajahnaa Itoobiya oo aan wali Shaqayn

0
Sida aan Xog Rasmi ah ku Helnay  waxa aan shaqeyn go’aankii ay dowladda federaalka Soomaaliya ay ku amartay in lagu xiro qunsuliyadaha Itoobiya ay...

Maamulka Puntland oo ka Hadlay Khilaaf Sii Xumanaaya ee kala Dhaxeeya Dowlada Soomaaliya

0
Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe aya ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku...

Wararkii ugu Danbeeyey Gabar 13 sano jir ah oo lagu hor kufsaday hooyadeed

0
Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo argagax leh oo Axaddii ka dhacday xero barakac oo ku taalla magaalada Garoowe ee xarunta gobolka...

P.MXamza Cabdi Barre oo markale ka hadlay khilaafka dowladda federaalka iyo kan Puntland

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa markale ka hadlay khilaafka dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland ee uu hoggaamiyo Saciid Cabdullaahi Deni. Ra’iisul...

Galmudug oo amaro ka dhan ah Alshabaab kusoo rogtay Ganacsatada Galmudug

0
Dowladda Soomaaliya ayaa wada guluf dagaal oo ka dhan ah kooxda Al Shabaab ee heesata qeybo kamid ah degmooyinka iyo deegaannada Galmudug , waxa...

Qoor Qoor oo gaaray Meel ku dhow Ceelbuur Xili Ciidmada Dowladu Kasoo Baxeen

0
Madaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor oo uu la socdo Wasiirka Gaashaandhiga dalka Mudane Cabdulkadir Maxamed Nuur ayaa gaarey deegaano hoostaga...

Raysulwasaare Xamsa oo Maantay u anbabaxay Degmo Dhawaan Alshabaab Laga Saaray

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta safar uga baxay magaalada Muqdisho, isaga oo ku wajahan degmada Mahadaay...

Axmed Madoobe oo Lacag Gudoonsiiyay Koox ay Hoogaaminaysay Deeqo Maxamed Cabdullaahi

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa abaal-marino lacageed guddoonsiiyay ardayda kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Dusgiyada Sare iyo dhexe oo kala...

Wararkii ugu dambeeyey dagaalka caasimadda Libya

0
Dagaalka laba koox oo hubeysan ku dhex-maray caasimadda Libya ee Tripoli ayaa dilay ugu yaraan 27 qof, halka 106 kale ay ku dhaawacmeen, waxaa...