Home Wararka Caalamka Dowlada Israel oo sheegtay inay Bilabeyso Wajiga 1 aad ee Weerarka GAZA

Dowlada Israel oo sheegtay inay Bilabeyso Wajiga 1 aad ee Weerarka GAZA

0

Ciidamada Difaaca Israa’iil (IDF) ayaa sheegay inay bilaabayaan wejiga koowaad ee duullaanka la qorsheeyay ee magaalada Gaza, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Reuters.

Weerarka ayaa bilowday kadib markii ay isku dhaceen Xamaas.

Af hayeenka Effie Defrin ayaa u sheegtay wakaalada wararka in IDF ay horey gacanta ugu hayeen deegaano ku yaala duleedka magaalada.

Qorshaha lagu doonayo in lagula wareego magaalada Gaza ayaa waxaa ansixiyay wasiirka difaaca Israel Katz Arbacadii.

Wuxuu sidoo kale ansixiyay in hal milyan oo falastiiniyiin ah laga raro magaalada Qaza ee koonfurta marinka Qaza.