Home Wararka Maanta Dowlada Somaliya oo Shaacisay Sharuudaha ku xiran Shirkadaha Doonaya Xajka

Dowlada Somaliya oo Shaacisay Sharuudaha ku xiran Shirkadaha Doonaya Xajka

0

Waxaa maanta kulan koodii uga horeeyey yeeshay Gudiga adeega xajka  wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS.

Shirka oo uu Shir gudoominaayey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda oo ah Gudoomiyaha Gudiga Adeega Xajka Ibraahim Aadan Ibraahim (Nadaara) ayaa u jeedkiisu ahaa in ay isbartaan xubnaha Gudiga Adeega Xajka iyo habsami u socodsiinta Hawlaha Gudiga.

Gudigan Adeega Xajka ayaa waxaa maalintii shalay magacaabay Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Sheekh Mukhtaar Roobow Cali.

Guddiga Adeega Xajka  ayaa shaaciyey tartanka shirkadaha diyaaradaha ee daneeya Davila xujeyda Soomaaliyeed ee sanadka 1446/2025 iyo shuruudaha laga doonayo tartamayaasha.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDDIGA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here