Home Wararka Caalamka Netanyahu oo Sheegay in Israel ay gaartay Dhamaan Hadafyadii Dagaalka

Netanyahu oo Sheegay in Israel ay gaartay Dhamaan Hadafyadii Dagaalka

0
Photo/Ammar Awad/Reuters,FILE

Hoggaamiyaha Israa’iil ayaa sheegay in madaxweynaha Mareykanka Trump uu ugu mahadcelinayo” weerarka Iran ee Xaruumaha Nukliyeerka.

“Kadib wadahadalkii Madaxweyne Trump uu la yeeshay Ra’iisul Wasaare Netanyahu, Israa’iil waa ay ka gaabsatay weeraro kale,” Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa Sheegay Sidaasi kadib bayaan kasoo Baxay.

“Wadahadalka, madaxweyne Trump wuxuu muujiyay mahadnaq ballaaran oo uu u hayo Israa’iil – oo gaartay dhammaan yoolalka dagaalka, madaxweynuhu wuxuu sidoo kale muujiyay kalsoonida uu ku qabo xasilloonida xabbad-joojinta.”