Magaalada Raaskambooni iyo garoonka waxaa la wareegay Ciidamada Jubaland.
Dagaal Qaatay Saacado Badan kadib Ciidamadii Dowlada ayaa Gabi ahaanba Laga Saaray Magaalada Raaskanbooni Sidoo kale Waxa Laga Qabsaday Garoonkii Raaskanbooni oo Ahaa Isha Kaliya ee Dowlada Soomaaliya Halkaas ku Gaaraysay.
Wa Dhabar jab Wayn oo Soo Gaaray Dowlada Soomaaliya oo Doonaysay inay Axmed Madoobe ka Taqalusaan.
Ciidamada Dowladda labo qeyb ayay noqdeen kuwa ciidamada Jubaland ayay isku dhibeen, kuwana ciidamada Kenya ee xaduuda joogo. Dhamaan ciidamada hub dhigis ayaaa lagu sameyay. Gabi ahaan Raaskaambooni Maamulkaa Jubaland ayay gacanta u gashay.