JABUUTI: Madaxweyne Ismaaciil Cumar Gelle oo boqolkiiba 98.5 helay codadka doorashada
Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii shanaad loo doortay madaxweynaha Jabuuti. Wasiirka arimaha gudaha, Muumim Axmed Sheekh, oo goor dambe oo...
Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii shanaad loo doortay madaxweynaha Jabuuti. Wasiirka arimaha gudaha, Muumim Axmed Sheekh, oo goor dambe oo...
Prince Philip, oo ahaa Boqoradda Elizabeth II ninkeeda, ayaa geeriyooday isagoo 99 jir ah, sida uu shaaciyay qasriga Buckingham. Amiirka...
Madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi ayaa Arbacadii ka digay halista dagaal ka dhasha biyo-xireenka ay Ethiopia ka sameyneyso webiga Nile-ka...
Amiirkii mar ahaan jiray dhaxal sugaha taajka boqortooyada Urdun, ayaa sheegay in xabsi guri lagu soo rogay taas oo qayb...
Laba sarkaal oo ka mid ah booliska xarunta Congress-ka ee Capitol Hill ayaa diiwaan-geliyey dawacd ka dhan ah madaxweynihii hore...
Ugu yaraan 14 qof ayaa ku dhaawacantay qarax ka dhacay afaafka hore ee kaniisad ku taal magaala Makassar ee dalkaasi...
Dhimasho iyo dhaawac badan ayaa ka dhashay labo tareen oo isku dhacday dalkaasi Masar, waxaana uu shilkani ka dhacay maanta...
Yasin Abdullahi Mahamoud oo ah 23-jir asal ahaan kasoo jeeda dalka Soomaaliya islamarkaana ku heesa afka swedish-ka ayay booliska dalkaasi...
Booliska gobolka Colorado ayaa soo bandhigay muuqaalka iyo magaca nin asal ahaan carab ah kaas oo lagu eedeynayo in uu...
Amiir Harry oo ka soo jeeda qoyska boqortooyada Ingiriiska ayaa lagu wadaa inuu madax aan toos ula macaamilayn shaqaalaha ka...
Ra’iisel wasaaraha Itoobiya ayaa qirey markii ugu horeysay in ciidamo ka socda dalka ay deriska yihiin ee Eritrea ay ku...
Sacuudi Arabiya ayaa soo jeediyay qorshe nabadeed cusub oo lagu soo afjarayo ku dhowaad lix sano oo dagaal ka socday...
Inta la xaqiijiyay 10 ruux ayaa ku dhimatay oo mid ka mid ah uu yahay nin boolis ah oo kusoo...
Waxaa geeriyooday musharraxii madaxweyne ee cudurka COVID-19 isbitaalka u galay dalkaasi Congo-Brazzaville xilli xaalad caafimaad loogu qaday dalkaasi Fransiiska, waxaana...
Xafiiska madaxweynaha dalkaasi Ruushka Vladimir Putin ayaa soo bandhiga sawirro ku aadan dalxiis uu madaxweynaha ku tagay gobolka Sibir ee...
Dibadbaxayaal ayaa weerar ku qaaday booliiska ka dib marki kumannaan qof ay isu soo baxeen magaalada Bristol taasi “oo ay...
Murashaxa madaxtinnimada ee mucaaradka ah ee Congo-Brazzaville ayaa maalintii doorashada ku qaatay cisbitaalka kadib markii uu si aad ugu xanuusanayey...
Maalinkii labaad waxaa iska-hor-imaad uu dhex marayaa arday xaflado u ooman iyo booliska magaalada Miami Beach kadib markii gobolkaasi Florida...
Dad aad u tiro badan oo Tanzanian ah ayaa iyaga oo murugaysan dhugashadii ugu dambaysay ee sagootinta ahayd la dul...
Wasiirka gaashaan dhigga Maraykanka, Lloyd Austin, oo socdaal aan la sii shaacinin ku tagay magaalada Kabul, ayaa wadahadallo la yeeshay...
Haweenaydii ugu horeysay ayaa taariikhda ku gashay in ay noqoto madaxweynaha Tanzania kadib geeridii lama filaanka ahayd ee ku timid...
Sideed qof oo u badnaa haween asal ahaan ka soo jeeday Asia ayaa lagu dilay tooshasho ka dhacday sadex goobood...
Warbixin uu Talaadadi shalay shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa lagu sheegay, in madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ay u badan tahay inuu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo qaatay tallaalka Cudurka COVID-19 ayaa adkeeyey masuuliyadda adag ee shacab iyo...
Gabadha awoodda badan ku leh dalka Kuuriyada Waqooyi ee la dhalatay hogaamiyaha dalkaasi Kim Jong-un ayaa uga digtay Mareykanka “in...
Dhagaysigii maxkamadda caalamiga ah (ICJ) ee dacwaddii badda ee u dhaxaysay Kenya iyo Soomaaliya ayaa ka bilaabantay magaalada The Hague...
Israel ayay aad ugu badan tahay inay ka dambeysay weerar toddobaadkan ka dhacay badda Meditareeniyaanka oo waxyeeleeyey Markab xamuul oo...
Kenya ayaa isaga baxday dhageysiga dacwadda badda kaas oo berri ka bilaabmaya maxkamadda caddaaladda adduunka ee ICJ, sida uu ku...
Boqortooyada UK ayaa Talaadadi shalay sheegtay, in eedaha la xiriira midab-takoorka ee ay horraanti todobaadkaan amiir Harry iyo xaaskiisa Meghan...
Midowga Musharixiinta ayaa ku dhawaaqay in uu dib u dhacay bannanbixii loo ballansanaa in maalinta berri ah uu ka dhaco...
Gobolka Texas ayaa noqday gobolka ugu weyn gobollada Mareykanka ee ilaa iyo hadda qaaday amarki dadka farayay in ay xirtaan...
Madaxweynihii hore ee Faransiiska Nicolas Sarkozy ayaa maanta lagu helay dambi musuq-maasuq, waxaana lagu xukumay saddex sano oo xabsi ah....
Dowladda Iiraan ayaa meesha ka saartay in kulan aan rasmi ahayn ay la yeelato Mareykanka iyo quwadaha Yurub si dib...
Markab laga leeyahay Israel oo uu haleelay qarax ka dhacay marin biyoodka istiraatiijiga ah ee Gacanka Omaan ayaa gaaray dekedda...