Archive for May, 2020

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay qarax haleelay gaari nooca dadweynaha ah

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay qarax haleelay gaari nooca dadweynaha ah

May 31, 2020

0 comments

Gudaha:

Inta la xaqiihiyay qof oo rayid ah ayaa ku dhimatay, todobo kalena way ku dhaawacmeen qarax saaka ka dhacay waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.… Read More ›

GUD. MINNESOTA: ” – Waxa Minneapolis ka socda waxay i xusuusisay Muqdisho iyo Baqdaad”

GUD. MINNESOTA: ” – Waxa Minneapolis ka socda waxay i xusuusisay Muqdisho iyo Baqdaad”

May 31, 2020

0 comments

Dibedda:

Duufaanno dibadbaxayaala ayaa wali ka socda magaalooyin iyo gobollo kala duwan oo Maraykanka ku yaal , waxayna galeen maalintii Shanaad banaanbaxyadani ka dhashay dilkii Goerge… Read More ›

Dibedbaxyada Mareykanka oo sii xoogeystay iyo bandow magaalooyin badan lagu soo rogay

Dibedbaxyada Mareykanka oo sii xoogeystay iyo bandow magaalooyin badan lagu soo rogay

May 31, 2020

0 comments

Dibedda:

Waxaa sii xoogeytay oo maalinkii afaraad galay dibedbaxyada ka socda dalkaasi Mareykanka ee looga soo horjeedo dilkii George Flod oo ahaa nin madow Mareykan ah… Read More ›

SAWIRRO: Dibedbaxyadii Mareykanka oo magaalooyin cusub ku faafay iyo ciidamada qaranka oo la howl-geliyay

SAWIRRO: Dibedbaxyadii Mareykanka oo magaalooyin cusub ku faafay iyo ciidamada qaranka oo la howl-geliyay

May 30, 2020

0 comments

Dibedda:

Maalintii saddexaad waxaa magaalada Minneapolis ee dalkaasi Mareykanka ka socda dibedbaxyo waaweyn kuwaas oo looga soo horjeedo dil uu booliska magaaladaasi u geystay nin madow… Read More ›

VIDEO: Muuqaalka 2-jir hooyadii oo meyd ah toosinaya oo qabsaday baraha bulshada

VIDEO: Muuqaalka 2-jir hooyadii oo meyd ah toosinaya oo qabsaday baraha bulshada

May 30, 2020

0 comments

Video`s, Xulka:

In the video, the child tries to awaken his mother who has passed away at a railway station. Her body is covered in a sheet… Read More ›

SAWIRRO: Dowladda Soomaaliya oo Sacuudiga kasoo daadgureysay dumar iyo carruur soomaaliyeed

SAWIRRO: Dowladda Soomaaliya oo Sacuudiga kasoo daadgureysay dumar iyo carruur soomaaliyeed

May 30, 2020

0 comments

Gudaha:

Diyaarad sidday 132 soomaali ah oo u badan dumar iyo carruur oo ku caddibnaa xabsiyada dalkaasi Sacuudiga ayaa waxaa soo daad-gudeysay oo dowladda, waxaana diyaaraddii… Read More ›

US: Dacwad dil ah oo lagu soo oogay askarigii qoorta kaga istaagay ee sababay dilka ninka madow

US: Dacwad dil ah oo lagu soo oogay askarigii qoorta kaga istaagay ee sababay dilka ninka madow

May 30, 2020

0 comments

Dibedda:

Nin laga eryay xubinnimada ciidanka booliska Mareykanka kaddib dhimashadii nin madow ah oo aan hubeysneyn ee ka dhacday magaalada Minneapolis ayaa xabsiga loo taxaabay, sida… Read More ›

MINNEAPOLIS: Wariye madow ah oo u shaqeynayay taleefishinka CNN oo la xiray isagoo war toos ah tabinaya

MINNEAPOLIS: Wariye madow ah oo u shaqeynayay taleefishinka CNN oo la xiray isagoo war toos ah tabinaya

May 29, 2020

0 comments

Dibedda:

Booliska ka hortaga shaqaaqada ayaa xiray wariye Omar Jimenez kaas oo u shaqeeyay taleefishinka CNN, islamarkaana toos u tabinayay dibadbaxyada ka dhashay dilkii ninka madowga… Read More ›

Dibedbaxayaasha Minneapolis oo weerar ku qaaday saldhig boolis

Dibedbaxayaasha Minneapolis oo weerar ku qaaday saldhig boolis

May 29, 2020

0 comments

Dibedda:

Xarun boolis oo ku taalla magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa dab la qabadsiiyay iyadoo dibadbaxyo rabshada wata ay ka socdaan magaladaasi habeenkii seddaxaad. Muddaaharaadayaasha… Read More ›

Ex-mayor in Rwanda sentenced to life for role in 1994 genocide

Ex-mayor in Rwanda sentenced to life for role in 1994 genocide

May 29, 2020

0 comments

English:

A Rwandan court has handed a life sentence to a former politician found guilty of orchestrating the killing of tens of thousands of people during… Read More ›

VIDEO: Muuqaal cusub oo ku saabsan sida ay boolisku ula dhaqmeen ninkii madowga ahaa ee dhintay oo lasii daayay

VIDEO: Muuqaal cusub oo ku saabsan sida ay boolisku ula dhaqmeen ninkii madowga ahaa ee dhintay oo lasii daayay

May 29, 2020

0 comments

Video`s, Xulka:

NBC News obtained over 60 minutes of security footage from a nearby restaurant showing some of the events leading up to George Floyd’s arrest and… Read More ›

MINNESOTA: Xaaladda magaalada Minneapolis oo faraha ka baxday iyo ciidamo lagu daad-gureeyay

MINNESOTA: Xaaladda magaalada Minneapolis oo faraha ka baxday iyo ciidamo lagu daad-gureeyay

May 29, 2020

0 comments

Dibedda:

Dibadbaxyo ballaaran ayaa habeenkii 3-xaad ka socda magaalada Minneapolis kuwaasi oo looga oo horjeeda dil ay booliska u geysteen nin madow ah oo lagu magacaabo… Read More ›

Donald Trump oo saxiixay amar madaxwayne oo ka dhan ah shirkadaha baraha bulshada

Donald Trump oo saxiixay amar madaxwayne oo ka dhan ah shirkadaha baraha bulshada

May 29, 2020

0 comments

Dibedda:

Madaxwayne Donald Trump ayaa saxiixay amar madaxwayne oo looga gol leeyahay in meesha looga saaro qaar ka mid ah shuruucda lagu difaacayo shirkadaha baraha bulshada.… Read More ›

US: Trump oo soo faro-geriyay dhacdadii lagu dilay ninka madowga ah, caddaaladna dalbay

US: Trump oo soo faro-geriyay dhacdadii lagu dilay ninka madowga ah, caddaaladna dalbay

May 28, 2020

0 comments

Dibedda:

Madaxweyanaha Mareykanka Donald Trump ayaa naxdin iyo masiibo ku tilmaamay dilkii magaalada Minneopolis loogu geystay ninkii madowga ahaa George Floyd. Trump wuxuu ka codsaday FBI-da… Read More ›

VIDEO: Yaabka yaabkiis! Cuuryaan gacmaha la`oo bastoolad uu lugaha u adeegsaday ku dhacay dukaan

VIDEO: Yaabka yaabkiis! Cuuryaan gacmaha la`oo bastoolad uu lugaha u adeegsaday ku dhacay dukaan

May 28, 2020

0 comments

Video`s, Xulka:

A man with cerebral palsy in a wheelchair held up a store while holding a gun with his feet in Canela, Brazil. The man no… Read More ›