Wednesday, April 24, 2024
Ad

Kenya Iyo Soomaaliya oo kala Saxiixday Heshiis Cusub oo Qaadka Ah

0
Xoghayaha beeraha iyo xanaanada xoolaha ee Kenya Mithika Linturi ayaa ku dhawaaqay in Kenya ay heshiis dhoofinta qaadka ah la galeyso Soomaaliya 8da bisha...

Jabuuti oo cadeysay siday uga carootay go’aankii Muuse Biixi uu badda ku siiyey Itoobiya

0
Wasiirka Maaliyadda ee dalka Djibouti, Ilyaas Muuse Dawaleh oo ku sugan magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa ka hadlay aragtida dowladda Djibouti ee heshiiskii...

Xukunka Sariflihii Alshabaab la Shaqaynaayay

0
Xukunka Sarifle jaanuus u ahaa khawaarijta.... Maxamed Cali Xersi Diirshe, ayaa loo soo xiray Kamid ahaanshiyaha Khawaarijta, gaar ahaan qeybta Jaajuusnimada iyo inuu gacantiisa ku...

Maxay ahayd Haweeneyda Taageertay Soomaaliland oo Khaatuma Lagu Xiray?

0
Ciidamada booliiska qeybta gobolka Sool ee maamulka Khaatumo State ayaa xabsiga dhigay haweeney lagu eedeeyay in ay baraha bulshada taageero weyn ugu muujisay maamulka...

Turkiga Oo Soo Diray Markabkii Ugu horeeyey ee Dagaal oo Sugaaaya amaanka Xeebaha Soomaaliya

0
Dekedda Muqdisho waxaa lagu wadaa in maanta uu ku soo xirto Markab dagaal oo dowladda Turkiga ay leedahay, kaas oo ah Markabkii ugu horeeyey...

Ma Dhab baa in Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya in...

0
Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Marwo Catriona Laing ayaa lasoo gaabiyay howl-galka shaqo ee ay u joogtay Soomaaliya. Sida uu shaaciyay...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shaaciyay Xilliga Qabashada Doorashada Somaliland

0
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa shaaciyay xilliga rasmiga ah ee la qabanayo doorashada Doorashada Madaxweynaha, Ku-xigeenka Madaxweynaha iyo Doorashada Tooska ah ee Asxaabta...

Abwaankii Dhawaan NISA Xirtay oo Jilib iska Xaadiriyay

0
Warar Dheeraad ah ayaa Kasoo Baxaaya Abwaan Maxamuud Maxamed Ibrahim oo Ku Magac Dheeraa Abwaan Jeesto Kaaso oo Dhawaan ayay Xirtay NISA ayaa Lasheegay...

Heshiis Horudhac ah oo laga gaaray colaad ka aloosnayd Gobolka Mudug

0
Heshiis horudhac ah ayaa laga gaaray colaad dhawaan ku dhexmartay gobolka Mudug beello halkaas wada dagan, kaddib shir hal maalin ah oo ka qabsoomay...

Cabdullaahi Jaamac Maxamed: Orodyahanka kaliya ee ay Soomaaliya u dirsatay tartan caalami ah billadana...

0
Bishan Maarso waxaa magaalada Acra ee caasimadda dalka Ghana ka socday tartan caalami ah oo orodka, kaas oo ay kasoo qayb galeen in ka...