Thursday, May 9, 2024
Ad

Maleeshiyaad Hubaysan ayaa Goordhow La wareegay Koontaroolka Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug

0
Ciidamo aad u hubaysan o wata gaadiid Dagaal ayaa Goordhow Xoog kula wareegay Koontaroolkii Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug Maleeshiyaadkaan ayaana kala cayriyay Ciidamo Boolis...

Ra’iisul wasaare Xamse oo safarkiisii u horreeyay ugu baxay Dalka………

0
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo hoggaaminayo ayaa saakiisii ugu horreeyay ugu ambabaxay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, tan iyo markii...

Xamaas oo weerar ku dishay Askar badan oo Israel ah iyo fashil ku yimid...

0
Ururka Xamaas ee dagaalka adag kula jira ciidamada Israel ayaa qaaday weerar uu khasaaro xooggan kasoo gaaray askarta Israel, ee weerarka gardarada ah ku...

Soomaaliland oo Dowlada Turkiga uga Digtay inay Yimaadaan Xeebaha Soomaaliland Si ay Itoobiya Uga...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda iskeed madax bannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland Dr Ciise Keyd Maxamuud oo warraysi gaar ah siiyay BBC Somali ayaa sheegay...

Ganacsade Jabuutawi oo Wareejiyay Gaadiid Dagaal oo lagula Dagalaamaayo Soomaaliland(Sawiro)

0
Ganacsadaha caanka ah ee reer Laascaanood Xaaji Maxamed Jabuutiwaai ayaa maanta maamulka Khaatumo iyo waxgaradka gobolka Sool , ku wareejiyay gaadiid dagaal iyo hub...

Senator Maryan: Madaxweynaha Xasan Sheekh iyo Ra’iisul Wasaare Xamza waxaan ugu baaqayaa inay qubuuraha...

0
Senator Maryan: Madaxweynaha Xasan Sheekh iyo Ra'iisul Wasaare Xamza waxaan ugu baaqayaa inay qubuuraha Eebe dartiisa ugu xishoodaan, oo ay joojiyaan boobka lagu hayo...

Ingiriiska Oo Ka Hadlay Kulan Safiirkooda Uu Madaxweyne Deni Kula Yeeshay Garoowe

0
Howlgalka dawladda Ingiriiska ee Soomaaliya ayaa sheegtay in safiirka UK ee Soomaaliya, safar uu ku tagay Puntland uu kala hadlay Madaxweynaha Puntland, sadex qodob...

War deg Deg ah: Maxakamada Racfaanka Gobalka Banaadir oo kiiskii Sayid kasoo Saartay Amar...

0
Maxkamadda Rafcaanka ee G/Banaadir ayaa la filayaa in maanta markii 2-aad ay dhageysatay  kiiska dacwadda ah ee ka dhanka ah eedeysane Sayid-cali Macalin Daa’uud...

Wararkii Ugu Danbeeyey Hoobiye kusoo dhacay agagaarka xarunta Madaxtooyada Soomaaliya

0
Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa hoobiye xalay ku dhacay agagaarka xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Hoobiye oo hal xabo ahaa kusoo dhacay...