Monday, May 20, 2024
Ad

Dowlada Soomaaliya oo lagu Wareejiyay Gaadiid Dagaal oo Alshabaab lagula Dagalamaayo(Sawiro)

0
Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa maanta Dowladda Mareykanka kala wareegay gaadiid dagaal oo loogu talagalay ciidamada kumaandooska XDS ee...

Wararkii ugu Danbeeyey Shirka Golaha Wadatashi Qaran iyo Qodobada Laisku Mari la’yahay ilaa Haatan

0
Hoggaamiyayaasha Maamul gobaleedyada Koonfurta dalka iyo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa leh wada hadalo xasaasi ah oo kuwajahan galka Doorashooyinka, waana qodobka ugu weyn ee la...

Firdhiye oo ku Biiray Shirka Madasha Wadatashi Qaran ee Muqdisha Kasocda

0
Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Firdhiye ayaa la fillayaa inuu goordhow warbixin siiyo Golaha Wadatashiga Qaran ee NCC oo shirkooda maalintii labaad galay. Mr Firdhiye...

James Swan oo mar kale loo magacaabay ergeyga gaar ah ee xoghayaha guud ee...

0
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa u magcaabay James Swan inuu noqdo sii hayaha ergeyga gaar ah ee xoghayaha guud ee Qaramada...

Askar Ka TIrsan Dowlada oo Markale Maantay Toogasho ka Gaystay Muqdisho

0
Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa toogasho kale oo maanta ka dhacday magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Wadajir ee gobolka Banaadir, taas oo loo...

War Deg Deg ah: Maxkamada Racfaanka oo Xukunkii Sayid Cali Ku Dhawaaqay

0
Maxakamada Racfaanka Gobalka Banaadir oo La filaayay inay Maantay Ku Dhawaaqdo Go,aanka Sayid Cali Macalin Daauud oo Loo Haysto inuu Gubay Xaaskiisa ayaa Goordhow...

Alshabaab ku Suganaa Galgaduud oo Duqaymo Culus Lala Dhacay iyo Howlgal Xoogan oo socda

0
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya duqeymo diyaaradeed oo xalay ka kala dhacay gobollada Galgaduud iyo Shabeelaha Dhexe,  kuwaas oo lagu beegsaday maleeshiyaad ka...

Taakeeye oo Markale Xabsiga La Dhigay Kadib Maalmo uu Bananka Joogay

0
Sida ay noo xaqiijiyeen ilo xog-ogaal ah waxaa isbuucii labaad xabsi kuyaal Muqdisho ku xiran ninka mayalka adag ee Sufiyaan Taakeeye, kaas oo sheegta...

Dilalkii Madax Jabiska ahaa oo Muqdisho Kusoo Laabtay iyo Dhowr Qof oo la dilay...

0
Amaanka Magaalada Muqdisho oo Maalmahaan Soo Xumanaaya Waxaan Dib u bilowday Dilalkii Madax Jabiska ahaa ee Alshabaab ka Gaysan Jireen Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho...

Muxuu noqon Doonaaa Xukunka Sayid Cali oo Gubay Xaaskiisii Luul Cabdicasiis?

0
Maxkamadda Rafcaanka ee G/Banaadir ayaa maanta go'aan kama dambeys ah ka gaareysa kiiska eedeysane Sayid-Cali Macalin Daa'uud oo loo haysto inuu xaaskiisa Muqdisho ku...