Thursday, May 9, 2024
Ad

Soomaaliya Iyo Kenya Oo Heshiis Ganacsi,Waxbarasho Iyo Amni Kala Saxiixday

0
Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa galabta ku kala saxiixday magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya heshiisyo is-afgarad oo ku saabsan dhinacyada, Arrimaha dibedda, Nabadgalyada,...

Malaaq Muniir Yusuf oo La Dilay iyo Kacdoon Ka Dhashay Dilkiisa oo Qarka Udaaran...

0
Ciidamada maamulka konfurgalbeed ayaa degmada bardaale ee gobolka baay ku dilay malaaq yusuf manuur oo kamid ahaa Odayasha dhaqanka degmada. Ciidamada ayaa la sheeegay in...

0
Taliyaha Guutada 1-aad ee Ciidamada Macawisleyda Gobolka Mudug Dhamme Maxamed C/qaadir Dagal oo ay wehliyaan Culimada Ayaa Dardaaran iyo dardargalin ugu tagay Ciidamada Macawisleyda...

Rag Ka Tirsan Alshabaab oo Doonaayay inay dilaan Qof Masuul ah oo Ayagii La...

0
Ciidamada Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa fashiliyey isku day dil oo labo dhagarqabe oo ka tirsan Alshabaab ay ka fuli...

Kenya iyo Soomaaliya oo Maantay kala Saxiixanaaya Heshiis Soomaali Badan Farax Galin doona

0
Soomaaliya & Kenya ayaa maanta kala saxiixanaya in ka badan 4 Heshiis oo u dhaxeynaya labada dal, gaar ahaana waxay taaban doonan Heshiisyadan. 1- AMNIGA:...

Maleeshiyaad Hubaysan ayaa Goordhow La wareegay Koontaroolka Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug

0
Ciidamo aad u hubaysan o wata gaadiid Dagaal ayaa Goordhow Xoog kula wareegay Koontaroolkii Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug Maleeshiyaadkaan ayaana kala cayriyay Ciidamo Boolis...

Ra’iisul wasaare Xamse oo safarkiisii u horreeyay ugu baxay Dalka………

0
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo hoggaaminayo ayaa saakiisii ugu horreeyay ugu ambabaxay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, tan iyo markii...

Xamaas oo weerar ku dishay Askar badan oo Israel ah iyo fashil ku yimid...

0
Ururka Xamaas ee dagaalka adag kula jira ciidamada Israel ayaa qaaday weerar uu khasaaro xooggan kasoo gaaray askarta Israel, ee weerarka gardarada ah ku...

Soomaaliland oo Dowlada Turkiga uga Digtay inay Yimaadaan Xeebaha Soomaaliland Si ay Itoobiya Uga...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda iskeed madax bannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland Dr Ciise Keyd Maxamuud oo warraysi gaar ah siiyay BBC Somali ayaa sheegay...

Ganacsade Jabuutawi oo Wareejiyay Gaadiid Dagaal oo lagula Dagalaamaayo Soomaaliland(Sawiro)

0
Ganacsadaha caanka ah ee reer Laascaanood Xaaji Maxamed Jabuutiwaai ayaa maanta maamulka Khaatumo iyo waxgaradka gobolka Sool , ku wareejiyay gaadiid dagaal iyo hub...