SAWIRRO: Shacabka Nairobi oo ay gaajo soo food-saartay iyo mucaawino ay maanta isku dileen

SAWIRRO: Shacabka Nairobi oo ay gaajo soo food-saartay iyo mucaawino ay maanta isku dileen

April 10, 2020

0 comments

Dibedda:

Iyadoo ay sii badanayaan ciriiriga ka dhashay cudurkan coronavirus ee dunida faraha ba`an ku haya oo dadka ka joojiyay shaqooyinka iyo isdhexgalka ayaa waxaa shacabka… Read More ›

US: Magaalada New York oo dadka u dhinta cudurka coronavirus lagu aasayo xabaale-wadareed

US: Magaalada New York oo dadka u dhinta cudurka coronavirus lagu aasayo xabaale-wadareed

April 10, 2020

0 comments

Dibedda:

Waxaa soo baxaya sawirro ah in naxashyo lagu aasay xabaal-wadareed magaalada New York, iyadoo tirada dhimashada uu sababayo cudurka coronavirus ay sii kordhayso. Shaqaale ku… Read More ›

Dalka Thailand oo ilaa ilmaha dhalanaya loo xirayo maasko ka difaacaya cudurka coronavirus

Dalka Thailand oo ilaa ilmaha dhalanaya loo xirayo maasko ka difaacaya cudurka coronavirus

April 10, 2020

0 comments

Dibedda:

Awaamiirta ay soo saartay dowladda Thailand ee ku aadan sida ay bulshada uga hortagayaan cudurka coronavirus ayaa ah kuwo aad u adag oo saameyanaha ilaa… Read More ›

Bernie Sanders oo ka haray tartanka ololaha doorashada dalka Mareykanka

Bernie Sanders oo ka haray tartanka ololaha doorashada dalka Mareykanka

April 9, 2020

0 comments

Dibedda:

Senator Bernie Sanders oo ahaa musharrax u ordayay magacaabista xisbiga Dimuqraadiga ee doorashada madaxtinimo ee Mareykanka ayaa Arbacada maanta ah ku dhawaaqay inuu ka haray… Read More ›

Cudurka coronavirus oo dhimashadii ugu horreysay ku galaaftay magaalada Muqdisho

Cudurka coronavirus oo dhimashadii ugu horreysay ku galaaftay magaalada Muqdisho

April 8, 2020

0 comments

Gudaha:

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in dhimashadii ugu horreysay ee uu sababay coronavirus ay ka dhacday magaalada caafimadda ah ee Muqdisho. Wasiiradda caafimaadka dawdlada federalka… Read More ›

Dowladda Imaaraadka oo agab caafimaad gaarsiisay magaalooyinka Hargeysa iyo Garoowe

Dowladda Imaaraadka oo agab caafimaad gaarsiisay magaalooyinka Hargeysa iyo Garoowe

April 8, 2020

0 comments

Gudaha:

Diyaarad sida gargaar caafimaad ayaa maanta ka degtay garoomada diyaaradaha magaalada Boosaaso iyo Hargeysa ee maamullada Puntland iyo Somaliland. Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa gargaarkan caafimaad… Read More ›

Trump oo ugu hanjabay hay`adda caafimaadka adduunka ee WHO in uu dhaqaalaha ka jarayo

Trump oo ugu hanjabay hay`adda caafimaadka adduunka ee WHO in uu dhaqaalaha ka jarayo

April 8, 2020

0 comments

Dibedda:

Madaxweynaha dalka Mareykanka ¬†Donald Trump ayaa ku hanjabay in uu ka jarayo dhaqaalaha uu siiyo hay`adda caafimaadka adduunka ee WHO sababo la xiriira wax-ka-qabasho la`aanka… Read More ›

Macallinkii kamanka Xudeydi oo London ugu geeriyooday cudurka coronavirus

Macallinkii kamanka Xudeydi oo London ugu geeriyooday cudurka coronavirus

April 8, 2020

0 comments

Dibedda:

Alle ha u naxariistee, waxaa Magaalada London ku dhintay, fannaan, laxamiiste, abwaan Axmed Ismaaciil Xuseen ‘Xudaydi, oo loo yaqaannay Boqorkii Cuudka, maadaama uu ku xeeldheera… Read More ›

US: Madowga Mareykanka oo u badan dadka uu ku dhacayo, una dhimanaya cudurka coronavirus-ka

US: Madowga Mareykanka oo u badan dadka uu ku dhacayo, una dhimanaya cudurka coronavirus-ka

April 8, 2020

0 comments

Dibedda:

Tirokoob ay soo saareen saraakiisha caafimaadka ee magaalada Chicago ayaa hoosta looga xarriiqay sare u kaca dhimashada dadka Mareykanka madow ah ee uu dilay coronavirus.… Read More ›

VIDEO: Mas mar qura muraayadda usoo fuulay darawal waddo saarnaa

VIDEO: Mas mar qura muraayadda usoo fuulay darawal waddo saarnaa

April 7, 2020

0 comments

Video`s, Xulka:

Darawal Shiineysa ah ayaa yaab la kulmay kadib markii uu isagoo saaran waddo highway ah uu muraadda hore ee gaariga usoo fuulay mas uga dhakanaa… Read More ›

BRITAIN: R/wasaare Boris Johnson oo loo wareejiyay qaybta daryeelka xaaladaha culus

BRITAIN: R/wasaare Boris Johnson oo loo wareejiyay qaybta daryeelka xaaladaha culus

April 7, 2020

0 comments

Dibedda:

Ra’iisul wasaare Boris Johnson, ayaa loo wareejiyay qaybta daryeelka xaaladaha culus ee cisbitaalka, ka dib markii astaamahii xanuunka ‘coronavirus’ ee lagu arkay ay ka sii… Read More ›

MADAXWEYNE QOOR-QOOR: ” – Ninkii ugu muhiimsanaa Galmudug ee Xaaf, maanta ayuu u tanaasulay deegaankiisa

MADAXWEYNE QOOR-QOOR: ” – Ninkii ugu muhiimsanaa Galmudug ee Xaaf, maanta ayuu u tanaasulay deegaankiisa

April 6, 2020

0 comments

Gudaha:

Madaxweynihii hore ee Galmudug, Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, halkaasoo ay kusoo dhaweeyeen mas’uuliyiinta maamul goboleedka uu hadda mdaxweynaha ka yahay… Read More ›

Madaxweyne Qoorqoor iyo Xaaf oo ku kulmay duleedka Godinlabe, kuna soo jeeda Dhuusamareeb

Madaxweyne Qoorqoor iyo Xaaf oo ku kulmay duleedka Godinlabe, kuna soo jeeda Dhuusamareeb

April 6, 2020

0 comments

Dibedda:

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa duleedka deegaanka Godinlabe kusoo dhaweeyay Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Xaaf ayaa gelinkii… Read More ›

Shabeel ku jira carwo ku taal  magaalada New York oo laga helay cudurka coronavirus

Shabeel ku jira carwo ku taal magaalada New York oo laga helay cudurka coronavirus

April 6, 2020

0 comments

Dibedda:

Shabeelkani Dhiddiga ah oo dad’diisa lagu sheegay 4 sano islamarkana lagu magacaabo Nadia ayaa ku jirta beerta xayawaanada lagu xanaaneeyo ee Bronx. Shabeelkan, ayaa inta… Read More ›

LONDON, ENGLAND - MARCH 17: British Prime Minister Boris Johnson gives a press conference about the ongoing situation with the coronavirus (COVID-19) outbreak inside 10 Downing Street on March 17, 2020 in London, England. For most people, the new coronavirus causes only mild or moderate symptoms, such as fever and cough. For some, especially older adults and people with existing health problems, it can cause more severe illness, including pneumonia. (Photo by Matt Dunham - WPA Pool/Getty Images)

Ra`iisul waasaaraha dalka Ingiriiska oo isbitaal loo dhigay cudurka coronavirus dartiis

April 6, 2020

0 comments

Dibedda:

Raysal Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson ayaa isbitaal la dhigay ka dib markii 10 maalmood ka hor laga helay Coronavirus, sida laga soo xigtay Downing Street.… Read More ›

Norway

NORWAY: Aabe soomaaliyeed iyo qoyskiisa oo uu ku wada dhacay cudurka coronavirus oo digniin diray

NORWAY: Aabe soomaaliyeed iyo qoyskiisa oo uu ku wada dhacay cudurka coronavirus oo digniin diray

April 1, 2020 0 comments

Farxan Cali Xalane (35-jir) oo ah aabe soomaaliyeed oo ku nool dalka Norway islamarkaana isaga iyo dhammaan qoyskiisa uu ku wada dhacay cudurka coronavirus ayaa… Read More ›

Sport

SPORT: Ciyaaryahan hore Ronaldinho oo xabsiga lagu dhex garaacay

SPORT: Ciyaaryahan hore Ronaldinho oo xabsiga lagu dhex garaacay

April 2, 2020 0 comments

Ronaldinho oo dunida caan ka noqday sannadkii 2002-dii islamarkaana soo ciyaaray 97 ciyaa, una dhaliyay xilkiisa qaranka Brazil 33 gool ayaa muddooyinkan dambe waxa uu… Read More ›