JABUUTI: Shirkii jabuuti ee Soomaaliya iyo Somaliland oo lasoo gabo-gabeeyay iyo qodobo lagu heshiiyay

Dowladda FS oo soo dhaweysay go’aannada ka soo baxay shirkii mudada afarta casho ah uga socday dalka Jabuuti dhinacyada Soomaaliya iyo Somaliland.

Shirkan ayaa waxaa laga soo saaray heshiis 5 qodob ah kaas oo uu shirja`aaid ku akhriyay wasiirka arrimaha dibedda Jabuuti

QODOB EE LAGU HESHIIYAY WAXAA KA MID AH:

1- In lasii wado shirarka iyo kulamada

2-In lasoo celiyo kalsoonida

3-Fulinta heshiisyadii hore

DAAWO QODOBADA LAGA SOO SAARAY

Akhriso sidoo kale...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *