HARGEYSA: Guddiga ka hortagga cudurka covid-19 oo ku dhawaaqay in la qaadayo xayiraadihii la soo rogay

DEG-DEG

Mas’uuliyiinta Somaliland u magacawday la-dagaalanka cudurka COVID-19 ayaa sheegay inay qaadayaan dhamaan xayiraadihii loo soo rogay cudurka COVID-19 darteed laga bilaabo 30-ka bishan.

Guddiga ayaa sheegay in tallaabooyinka la qaaday ayada oo la eegayo dhibaatooyinka iyo culeysyada bulsho ee ka dhashay xayiraadaha lasoo rogay.

Warkan waxa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Akhriso sidoo kale...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *