Home Wararka Caalamka Israel oo sheegtay in hoggaamiyeyaasha sare ee Iran lagu dilay duqeymo

Israel oo sheegtay in hoggaamiyeyaasha sare ee Iran lagu dilay duqeymo

0

Sida aan hore u soo sheegnay, Israel ayaa ku andacootay in duqeymo ay ku dishay Hoggaamiyaha Sare ee Iran, Ali Khamenei, iyo la taliyihiisa Ali Shamkhani.

Saraakiisha kale ee ay sheegtay in la dilay waxaa ka mid ah wasiirka difaaca Aziz Nasirzadeh, madaxa xafiiska milateriga ee hoggaamiyaha sare Mohammad Shirazi, taliyaha IRGC Mohammad Pakpour, iyo sarkaalka sare ee sirdoonka Saleh Asadi.