Daaryeer baaskiil wada ayaa mar qura waxa uu ku booday ilmo yar oo kursi ku fadhiya kaas oo uu jiitay ilaa iyo dhowr mitir.