Norway

NORWAY: Maamulka magaalada Stavanger oo soomaalida shaqeysa ku xiray warqad caddeyneysa in aysan qabin cudurka Coronavirus

NORWAY: Maamulka magaalada Stavanger oo soomaalida shaqeysa ku xiray warqad caddeyneysa in aysan qabin cudurka Coronavirus

Soomaalida caafimaadka ka shaqeysa iyo kuwa tagaasida wada ee ku nool caasimadda saddexaad ee dalka Norway ee Stavanger ayaa ka[Read More…]

January 1, 2021 0 comments HEADLINE, Norway
Booliska Norway oo joojiyay khudbad salaad jimce, dacweeyayna imaamkii masjidka

Booliska Norway oo joojiyay khudbad salaad jimce, dacweeyayna imaamkii masjidka

Booliska magaalada Sarpsborg ee dalka Norway ayaa kala diray dad kor u dhaafaya 22 ruux kuwaas oo goob masjid ah[Read More…]

December 26, 2020 0 comments HEADLINE, Norway
NORWAY: Gabar soomaaliyeed oo cunsuriyad kala kulantay maamule shirkad farmashiiye oo ay shaqo ka dalbatay

NORWAY: Gabar soomaaliyeed oo cunsuriyad kala kulantay maamule shirkad farmashiiye oo ay shaqo ka dalbatay

Iido Aadan oo 26 jur ah islamarkaana asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya ayaa dhacdo cunsuriyad ah kala kulantay maamule shirkad[Read More…]

November 4, 2020 0 comments Norway
NORWAY: Golaha Islaamka Norway oo doonaya in la mamnuuco ururka SIAN ee qur`aanka guba

NORWAY: Golaha Islaamka Norway oo doonaya in la mamnuuco ururka SIAN ee qur`aanka guba

Iyadoo muddooyinkan dambe uu aad ugu faafayo dalka Norway urur Islaamka neceb oo loo soo gaabiyay SIAN (Stopp islamiseringen av[Read More…]

September 6, 2020 0 comments Norway