Dibedda

NORWAY: Dhagxo iftiimaya oo kusoo dhacay nawaaxiga caasimadda Oslo

NORWAY: Dhagxo iftiimaya oo kusoo dhacay nawaaxiga caasimadda Oslo

July 26, 2021

0 comments

Dibedda:

Dadka reer Norway waxaa amakaag ku reeb walxo iftiimaya oo ka soo dhacaya cirka, xilliga habeenkii kaasi oo lagu arkay… Read More ›

AFHAYEENKA TALIBAN: ‘Haddii nabad la rabo madaxweynaha Afghanistan ha is-casilo’

AFHAYEENKA TALIBAN: ‘Haddii nabad la rabo madaxweynaha Afghanistan ha is-casilo’

July 25, 2021

0 comments

Dibedda:

Ururka Taalibaan ayaa sheegay iney dooneyn talada dalka Afghanistan iney xoog ku marookistaan, waxayna carrabka ku dhufteen iney marnaba suuragalayn… Read More ›

Madaxweynaha dalka Mali Colonel Assimi Goita oo ka bad-baaday isku day dil

Madaxweynaha dalka Mali Colonel Assimi Goita oo ka bad-baaday isku day dil

July 20, 2021

0 comments

Dibedda:

Madaxweynaha ku-meel gaarka ah ee Mali Colonel Assimi Goita ayaa “badqaba oo ammaan ah” sida uu sheeegay xafiiskiisa kadib isku… Read More ›

R/wasaare Abiy Ahmed oo wacad ku maray in uu iska caabin doono weerarada “cadowga” Ethiopia

R/wasaare Abiy Ahmed oo wacad ku maray in uu iska caabin doono weerarada “cadowga” Ethiopia

July 14, 2021

0 comments

Dibedda:

Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa maanta wacad ku maray inuu iska caabin doono weerarada “cadowga” Ethiopia, kadib markii mucaaradka… Read More ›

BIDEN: ” – Uma tagin Afghanistan in aan u dhisno qaran, dadka reer Afghanistan go’aan ha ka gaaraan mustaqbalka dalkooda”

BIDEN: ” – Uma tagin Afghanistan in aan u dhisno qaran, dadka reer Afghanistan go’aan ha ka gaaraan mustaqbalka dalkooda”

July 9, 2021

0 comments

Dibedda:

Madaxweyne Joe Biden ayaa si adag u difaacay go’aankiisa ah inuu ciidamada militariga Mareykanka ka saaro Afghanistan, isagoo sheegay in… Read More ›

Sports News

Gabadhii feerka u mataleysay Soomaaliya ciyaaraha Olombikada Tokyo oo laga adkaaday

Gabadhii feerka u mataleysay Soomaaliya ciyaaraha Olombikada Tokyo oo laga adkaaday

July 26, 2021 0 comments

Ramli Cali oo Soomaaliya ku mataleysay tartanka ciyaaraha feerka ee ka socday magaalada Tokyo ee dalka Japan ayaa looga adkaaday… Read More ›




Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika oo booliska isku dhiibay, xabsigana loo taxaabay

Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika oo booliska isku dhiibay, xabsigana loo taxaabay

July 8, 2021

0 comments

Dibedda:

Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika, Jacob Zuma ayaa isu dhiibay booliiska si uu u bilaabo xukun xabsi ah oo ku… Read More ›

DEG-DEG: Madaxweynehii dalka Haiti oo xalay gurigiisa lagu dhex dilay

DEG-DEG: Madaxweynehii dalka Haiti oo xalay gurigiisa lagu dhex dilay

July 7, 2021

0 comments

Dibedda:

Madaxweynihii waddanka Haiti Jovenel Moise ayaa waxaa xalay lagu dhex dilay gurigiisa oo ku yaal caasimadda Port-au-Prince, waxaa sidaas goordhow… Read More ›

AFGHANISTAN: Askar ka carartay Talibaan oo ka gudubtay xadka Tajikistan

AFGHANISTAN: Askar ka carartay Talibaan oo ka gudubtay xadka Tajikistan

July 5, 2021

0 comments

Dibedda:

In ka badan kun askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Afghanistan aya u baxsaday dalka deriska la ah ee Tajikistan,… Read More ›

Sacuudiga iyo Imaaraadka oo “hadallo kulul” is-weydaarsaday

Sacuudiga iyo Imaaraadka oo “hadallo kulul” is-weydaarsaday

July 5, 2021

0 comments

Dibedda:

Sacuudi Carabiya iyo dalka ay xulufada yihiin ee Imaaraadka Carabta ayaa is-weydaarsaday hadallo kulul oo naadir ah oo ku saabsan… Read More ›

Hoggaamiyaha TPLF ee Tigray oo dib ugu soo laabtay magaalada Mekelle isaga oo caatoobay

Hoggaamiyaha TPLF ee Tigray oo dib ugu soo laabtay magaalada Mekelle isaga oo caatoobay

July 3, 2021

0 comments

Dibedda:

Hogaamiyaha kooxda TPLF ayaa dib ugu laabtay caasimada gobolka Tigreega ee Itoobiya ee Mekelle, kadib 8 bilood oo uu dagaal… Read More ›

Madaxweynaha jamhuuriyadda oo ku bogaadiyey shacabka soomaaliyeed sida ay u weyneeyeen todobaadka xorriyadda: SAWIRRO

Madaxweynaha jamhuuriyadda oo ku bogaadiyey shacabka soomaaliyeed sida ay u weyneeyeen todobaadka xorriyadda: SAWIRRO

July 1, 2021

0 comments

Dibedda:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo khudbad ku aaddan 1-da luuliyo u jeediyey Shacabka Soomaaliyeed ayaa ku… Read More ›

Donald Rumsfeld, wasiirkii hore ee gaashaandhigga Mareykanka oo geeriyooday

Donald Rumsfeld, wasiirkii hore ee gaashaandhigga Mareykanka oo geeriyooday

July 1, 2021

0 comments

Dibedda:

Xoghayihii hore ee Gaashaandhiggga Mareykanka Donald Rumsfeld ayaa ku geeriyooday magaalada Taos ee gobolka New Mexico, sida lagu sheegay bayaan… Read More ›

Dowladda Ethiopia oo sheegtay in ciidankeeda ay dib u geli karaan Mekelle, haddii loo baahdo

Dowladda Ethiopia oo sheegtay in ciidankeeda ay dib u geli karaan Mekelle, haddii loo baahdo

June 30, 2021

0 comments

Dibedda:

Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay toddobaadyo gudahood dib ugu geli karaan magaalada Mekelle ee caasimadda gobolka Tigray haddii… Read More ›

Golaha Wadatashiga oo soo saaray jadwal doorasho iyo go’aanno kale

Golaha Wadatashiga oo soo saaray jadwal doorasho iyo go’aanno kale

June 30, 2021

0 comments

Dibedda:

Golaha Wadatashiga Qaran ayaa soo saaray jadwal cusub oo loo dejiyey doorashada Soomaaliya iyo go’aano ay ku gaareen shirka arrimaha… Read More ›

Madaxweynehii hore ee Koonfur Afrika Jacob Zuma oo lagu xukumay 15 bilood oo xabsi ah

Madaxweynehii hore ee Koonfur Afrika Jacob Zuma oo lagu xukumay 15 bilood oo xabsi ah

June 29, 2021

0 comments

Dibedda:

Maxkamada ugu sarreysa dalka Koonfur Afrika ayaa maanta madaxweynihii hore ee dalkaasi Jacob Zuma ku xukuntay 15 bil oo xabsi… Read More ›

ITOOBIYA: Xoogagga Tigreega oo dib u qabsaday magaalada Mekelle iyo xaaladda oo kacsan

ITOOBIYA: Xoogagga Tigreega oo dib u qabsaday magaalada Mekelle iyo xaaladda oo kacsan

June 29, 2021

0 comments

Dibedda:

Wakaaladaha wararka caalamiga ah ayaa soo tebinaya in maamulka ku meel-gaarka ah ee dowladda Itoobiya ay u magacawday gobolka Tigray… Read More ›

Mareykanka oo Ciraaq iyo Suuriya ka fuliyay duqeymo uu amray madaxweyne Biden

Mareykanka oo Ciraaq iyo Suuriya ka fuliyay duqeymo uu amray madaxweyne Biden

June 28, 2021

0 comments

Dibedda:

Dowladda Mareykanka ayaa habeenkii xalay duqeymo ka fulisay goobo cayiman oo ku yaal waddamada Ciraaq iyo Suuriya kuwaas oo ay… Read More ›

Puntland oo lagu toogtay 21 qof oo ku eedeysnaa falal argagixisonimo

Puntland oo lagu toogtay 21 qof oo ku eedeysnaa falal argagixisonimo

June 27, 2021

0 comments

Dibedda:

Maxkamadda Ciidamada Puntland ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa maanta toogatay 18 qof oo dhawaan lagu xukumay dil, kaddib markii lagu… Read More ›

XAFSA MAXAMED LUQMAAN: ” – Saaxiibadey ayaa ka dambeysay shir-qoolka afduubkeyga”

XAFSA MAXAMED LUQMAAN: ” – Saaxiibadey ayaa ka dambeysay shir-qoolka afduubkeyga”

June 27, 2021

0 comments

Dibedda:

Xafsa Maxamed Luqmaan, oo ah haweeney ganacsato ah oo 23 jir ah, oo la afduubay muddo shan maalmood ah ayaa… Read More ›

Diyaarad helicopter ah oo siday madaxweynaha Colombia oo rasaas lala dhacay

Diyaarad helicopter ah oo siday madaxweynaha Colombia oo rasaas lala dhacay

June 26, 2021

0 comments

Dibedda:

Waxaa la rasaaseeyay diyaarad siday madaxweynaha Colombia xilli ay mareysay meel u dhaw hawada xadka Venezuela. Madaxweyne Iván Duque ayaa… Read More ›

DILKII GEORGE FLOYD: Derek Chauvin oo lagu xukumay 22.5 sano oo xabsi ah

DILKII GEORGE FLOYD: Derek Chauvin oo lagu xukumay 22.5 sano oo xabsi ah

June 26, 2021

0 comments

Dibedda:

Ninkii booliska hore ahaa ee tunka uga istaagay ilaa uu ka dhinto ninkii madoobaa ee lagu magacaabay George Floyd magaalada… Read More ›

Turkiga oo wada qorshe uu xarun dayax-gacmeedka laga gano kaga dhisanayo Soomaaliya

Turkiga oo wada qorshe uu xarun dayax-gacmeedka laga gano kaga dhisanayo Soomaaliya

June 26, 2021

0 comments

Dibedda:

Turkiga ayaa wada hadallo kula jira saddex dal isaga oo doonaya in saldhig uu ka hirgeliyo Soomaaliya iyo gantaal loo… Read More ›

JARMALKA: Soomaali looga shakisan yahay in uu ka dambeeyo weerar mindi oo saddex ruux lagu dilay, qaar kalena lagu dhaawacay

JARMALKA: Soomaali looga shakisan yahay in uu ka dambeeyo weerar mindi oo saddex ruux lagu dilay, qaar kalena lagu dhaawacay

June 26, 2021

0 comments

Dibedda:

Nin lulayay tooray ayaa magaalada Würzburg ee waddanka Jarmalka waxa uu ku dilay saddex qof halka dhowr kalana uu ku… Read More ›

Qareenka Donald Trump oo been darteed looga xanibay shatigii uu ku shaqeynayay

Qareenka Donald Trump oo been darteed looga xanibay shatigii uu ku shaqeynayay

June 25, 2021

0 comments

Dibedda:

Gobolka New York ee dalka Mareykanka ayaa xannibay rugsaddii shargi ee uu ku shaqeysan jiray Rudy Giuliani oo ah qareenka… Read More ›

Ganacsade ka war-helay in loo gacangelin rabo Mareykanka oo xabsi ku yaal Spain isku dhex dilay

Ganacsade ka war-helay in loo gacangelin rabo Mareykanka oo xabsi ku yaal Spain isku dhex dilay

June 24, 2021

0 comments

Dibedda:

Aasaasihii baarnaamijka ka hortagga fayrasyada kombiyuutarada “McAfee Antivirus” John McAfee ayaa meydkiisa laga helay xabsi ku yaalla magaalada Barcelona saacado… Read More ›

US: Maxkamad ka sugeysa labo nin oo dil ku xukuman dalabkooda ku aadan qaabkii loo dili lahaa

US: Maxkamad ka sugeysa labo nin oo dil ku xukuman dalabkooda ku aadan qaabkii loo dili lahaa

June 24, 2021

0 comments

Dibedda:

Maxkamadda ugu sarreysa gobolka South Carolina ee dalka Mareykanka ayaa hakisay dil lagu fulin lahaa labo nin, ka dib markii… Read More ›