Dibedda

Mareykanka oo u hanjabay waddamada aan sii wadin cunaqabateynta hubka ee Iran ee horay QM uga diiday

Mareykanka oo u hanjabay waddamada aan sii wadin cunaqabateynta hubka ee Iran ee horay QM uga diiday

September 20, 2020

0 comments

Dibedda:

Wasiirka arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa shaaca ka qaaday in uu wali sii jiro cunaqabateynta hubka ee saaran Iran… Read More ›

Itoobiya oo siyaasi caan ah iyo xubno kale ku oogtay dambiyo agagixisonimo

Itoobiya oo siyaasi caan ah iyo xubno kale ku oogtay dambiyo agagixisonimo

September 20, 2020

0 comments

Dibedda:

Shakhsiyaad magac leh oo mucaarad ah ayaa ka mid ah 24 qof oo ay Itoobiya ku soo oogtay dacwad ah… Read More ›

Mareykanka oo maalinta berri ah ka mamnuucaya dalkiisa baraha bulshada TikTok iyo WeChat

Mareykanka oo maalinta berri ah ka mamnuucaya dalkiisa baraha bulshada TikTok iyo WeChat

September 19, 2020

0 comments

Dibedda:

Maraykanka ayaa maalinta Axadda ah dalkiisa ka mamnuuci doona baraha bulshadu ay ku wada xiriirto ee kala ah TikTok iyo… Read More ›

Garsoore caan ah oo ka tirsaneyd maxkamadda sare ee Mareykanka oo geeriyootay

Garsoore caan ah oo ka tirsaneyd maxkamadda sare ee Mareykanka oo geeriyootay

September 19, 2020

0 comments

Dibedda:

Ruth Bader Ginsburg oo ahayd garsoore muddo dheer ee Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa fiidnimadii Jimcaha u geeriyootay cudurka kansarka.… Read More ›

LIBYA: Madaxa dowladda ay taageerto Qaramada Midoobay oo is casilaya

LIBYA: Madaxa dowladda ay taageerto Qaramada Midoobay oo is casilaya

September 17, 2020

0 comments

Dibedda:

Madaxa dowladda uu caalamku aqoonsan yahay ee saldhiggeedu yahay magaalada Tripoli ee dalka Libya, Ra`iisul Wasaare Fayez al-Serraj, ayaa ku… Read More ›

Sports News

Gabadhii feerka u mataleysay Soomaaliya ciyaaraha Olombikada Tokyo oo laga adkaaday

Gabadhii feerka u mataleysay Soomaaliya ciyaaraha Olombikada Tokyo oo laga adkaaday

July 26, 2021 0 comments

Ramli Cali oo Soomaaliya ku mataleysay tartanka ciyaaraha feerka ee ka socday magaalada Tokyo ee dalka Japan ayaa looga adkaaday… Read More ›




Mareykanka oo 7 ruux oo shan ka mid ah yihiin Shiineys ku eedeeyay jabsasho xogta dowladda

Mareykanka oo 7 ruux oo shan ka mid ah yihiin Shiineys ku eedeeyay jabsasho xogta dowladda

September 17, 2020

0 comments

Dibedda:

Dowladda Mareykanka ayaa 7 ruux oo shan ay u dhalatay dalka Shiinaha, labana dalka Maleysia ku eedeysay in ay u… Read More ›

Eedeysane lagu qabtay Cadaado oo qirtay in uu ballamiyay gabadhii dilka iyo kufsiga loogu gaystay Muqdisho

Eedeysane lagu qabtay Cadaado oo qirtay in uu ballamiyay gabadhii dilka iyo kufsiga loogu gaystay Muqdisho

September 17, 2020

0 comments

Dibedda:

Eedeysane loo haysto in uu ku lug laha dilkii loo gaystay Marxuumad Xamdi Maxamed Faarax ayaa qirtay in uu isagu… Read More ›

Gobol ka mid ah dalka Nigeria oo ciqaab culus kusoo rogaya dadka wax kufsada

Gobol ka mid ah dalka Nigeria oo ciqaab culus kusoo rogaya dadka wax kufsada

September 17, 2020

0 comments

Dibedda:

Guddoomiyaha gobol ku yaalla waqooyiga galbeed Nigeria ee Kaduna, Nasir Axmad el-Rufai, ayaa saxiixay sharci ciqaab adag marinayo qofka kufsi… Read More ›

Ninka labaad ee dunida ugu taajirsan Bill Gates oo tacsi u taal

Ninka labaad ee dunida ugu taajirsan Bill Gates oo tacsi u taal

September 16, 2020

0 comments

Dibedda:

Taajirka iskaleh shirkadda internetka ee Microsoft Bill Gates (64-jir) ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter-ka ku sheegay in ay tacsi… Read More ›

Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu(L), US President Donald Trump, and UAE Foreign Minister Abdullah bin Zayed Al-Nahyan(R)smile as they participate in the signing of the Abraham Accords where the countries of Bahrain and the United Arab Emirates recognize Israel, at the White House in Washington, DC, September 15, 2020. - Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu and the foreign ministers of Bahrain and the United Arab Emirates arrived September 15, 2020 at the White House to sign historic accords normalizing ties between the Jewish and Arab states. (Photo by SAUL LOEB / AFP)

SAWIRRO: Israel, Baxrayn iyo Imaaraadka oo heshiiskii cilaaqaadka ee ay wada gaareen kala saxiixday

September 16, 2020

0 comments

Dibedda:

Israa’iil ayaa heshiis taariikhi ah la saxiixatay waddamada Carabta ee kala ah Imaaraatka iyo Baxrayn. Heshiiskan ayaa lagu saxiixay Aqalka… Read More ›

COMBO - This combination of two pictures shows U.S. President Donald Trump, left, on July 22, 2018, and Iranian President Hassan Rouhani on Feb. 6, 2018. In his latest salvo, Trump tweeted late on Sunday, July 22 that hostile threats from Iran could bring dire consequences. This was after Iranian President Rouhani remarked earlier in the day that “American must understand well that peace with Iran is the mother of all peace and war with Iran is the mother of all wars.” Trump tweeted: “NEVER EVER THREATEN THE UNITED STATES AGAIN OR YOU WILL SUFFER CONSEQUENCES THE LIKE OF WHICH FEW THROUGHOUT HISTORY HAVE EVER SUFFERED BEFORE.” (AP Photo)

Madaxweyne Trump oo hanjabaad culus oo la xiriirta “aargudahso ay damacsantahay” u diray Iran

September 15, 2020

0 comments

Dibedda:

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa wacad ku maray in jawaab “1,000 jeer ka culus,” uu ka bixin doono weerar walba… Read More ›

Yoshihide Suga oo la qorsheynayo in uu noqdo ra`iisal wasaaraha cusub ee dalka Japan

Yoshihide Suga oo la qorsheynayo in uu noqdo ra`iisal wasaaraha cusub ee dalka Japan

September 15, 2020

0 comments

Dibedda:

Yoshihide Suga oo 71 jir ah ayay xisbigiisa u doorteen in uu hoggaamiyo islamarkaana uu noqdo ra`iisal wasaaraha cusub ee… Read More ›

US: Boolis jir-dil xun u geystay nin madow ah oo shaqada laga eryay

US: Boolis jir-dil xun u geystay nin madow ah oo shaqada laga eryay

September 15, 2020

0 comments

Dibedda:

Booliska gobolka Georgia ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in shaqada laga ceyriyay sarkaal boolis ah kaddib markii uu kusoo baxay… Read More ›

Shirkadda Oracle oo iibsatay Tiktok qeybteeda Mareykanka kadib hanjabaaddii Trump

Shirkadda Oracle oo iibsatay Tiktok qeybteeda Mareykanka kadib hanjabaaddii Trump

September 14, 2020

0 comments

Dibedda:

Iyadoo waqti yar uu ka dhiman yahay digniintii madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu u jeediyay shirkadda Tiktok in uu ka… Read More ›

Turkiga oo dib u soo celiyay markabkii xiisadda ka abuuray bariga badda Mediterenian-ka

Turkiga oo dib u soo celiyay markabkii xiisadda ka abuuray bariga badda Mediterenian-ka

September 14, 2020

0 comments

Dibedda:

Markabka sahanka ah Oruc Reis ee uu Turkigu lee yahay ayaa Axadda maanta ah ku laabtay biyaha u dhow gobolka… Read More ›

Talyaaniga oo qaabilay tahriibayaal dal kasta diiday oo 40 casho ku xannibnaa badda

Talyaaniga oo qaabilay tahriibayaal dal kasta diiday oo 40 casho ku xannibnaa badda

September 14, 2020

0 comments

Dibedda:

Koox tahriibayaal ah oo uu soo badbaadiyay markab laga leeyahay dalka Denmark oo ku sugnaa badda Mediterranean-ka ayaa loo ogolaaday… Read More ›

SLOVENIA: Haweeney gacanta iska jartay si ay u qiyaanto shirkadaha caymiska

SLOVENIA: Haweeney gacanta iska jartay si ay u qiyaanto shirkadaha caymiska

September 13, 2020

0 comments

Dibedda:

Haweeney u dhalatay dalka Slovenia ayaa lagu helay dambi ah in ay si ula kac ah isaga jartay gacanteeda, iyada… Read More ›

Madaxweyne Trump oo ku eedeeyay musharrax Joe Biden in uu daroogo isticmaalo

Madaxweyne Trump oo ku eedeeyay musharrax Joe Biden in uu daroogo isticmaalo

September 13, 2020

0 comments

Dibedda:

Loollanka ololaha doorashada Mareykanka ee u dhaxeeyay labada xisbi ee Dimuquraadiga iyo Jamhuuriga oo ay u kala sharraxan yihiin madaxweynaha… Read More ›

Wada-hadal uga furmay dalka Qadar ururka Taliban iyo dowladda Afghanistan

Wada-hadal uga furmay dalka Qadar ururka Taliban iyo dowladda Afghanistan

September 12, 2020

0 comments

Dibedda:

Dhinacyada ku dagaallamaya dalka Afghanistan ayaa maanta wadahadallo nabadeed oo taarikhi ah ay uga furmeen magaalada Doha ee caasimadda dalka… Read More ›

Nin daroogo badan gaari ku siday oo ka khal-khal gawaari boolis oo meel yaalay, dabadeedna ku dhacay

Nin daroogo badan gaari ku siday oo ka khal-khal gawaari boolis oo meel yaalay, dabadeedna ku dhacay

September 12, 2020

0 comments

Dibedda, Layaabka:

Nin ka ganacsaday daroogada islamarkaana ku nool dalkaasi Australia ayaa sameeyay dhacdo ka yaabisay booliska iyo shacabka dalkaasi kadib markii… Read More ›

Afarta boolis ee ku eedeysan dilka George Floyd oo midba midka kale ku eedeynaya dhimashadiisa

Afarta boolis ee ku eedeysan dilka George Floyd oo midba midka kale ku eedeynaya dhimashadiisa

September 12, 2020

0 comments

Dibedda:

Shalay oo Jimco aheyd waxaa maxkamad lasoo taagay afartii booliska aheyd ee ku eedeysan dilka George Floyd oo ahaa nin madow… Read More ›

Donald Trump oo dal labaad oo carbeed ku cadaadiyay aqoonsiga Israel

Donald Trump oo dal labaad oo carbeed ku cadaadiyay aqoonsiga Israel

September 12, 2020

0 comments

Dibedda:

Baxreyn ayaa noqotay dalkii ugu dambeeyay ee Carbeed ee oggolaada in la hagaajiyo xiriirkeeda dublumaasiyadeed ee Israel iyadoo ay tani… Read More ›

Hindiya iyo Shiinaha oo soo afjaraya xiisadda labada ciidan ee xadka lagu muransan yahay

Hindiya iyo Shiinaha oo soo afjaraya xiisadda labada ciidan ee xadka lagu muransan yahay

September 11, 2020

0 comments

Dibedda:

Hindiya iyo Shiinaha ayaa isku raacay inay si degdeg ah usoo afjaraan dagaalka ciidankooda ee xadka lagu muransan yahay, iyo… Read More ›

Trump oo sheegay in dhaxal-sugaha Sacuudiga uu ka bad-baadiyay kiiskii wariyaha la dilay ee Jamal Khashoggi

Trump oo sheegay in dhaxal-sugaha Sacuudiga uu ka bad-baadiyay kiiskii wariyaha la dilay ee Jamal Khashoggi

September 11, 2020

0 comments

Dibedda:

Buug cusub oo uu qoray wariyaha caanka ah ee lagu magacaabo Bob Woodwards  isalamrkaana dhawaan soo bixi doona ayaa lagu… Read More ›

LUBNAAN: Dekedda magaalada Bayruut oo uu dab xooggan ka kacay bil kadib qaraxyadii bur-buriyay

LUBNAAN: Dekedda magaalada Bayruut oo uu dab xooggan ka kacay bil kadib qaraxyadii bur-buriyay

September 10, 2020

0 comments

Dibedda:

Waxaa maanta duhurkii mar qura uu ka kacay dab xooggan dekedda magaalada Bayruut bil kadib markii uu halkaasi ka dhacay… Read More ›

Mareykanka oo ciidamo kumannaan gaaraya kala baxaya dalka Ciraaq

Mareykanka oo ciidamo kumannaan gaaraya kala baxaya dalka Ciraaq

September 10, 2020

0 comments

Dibedda:

Mareykanka ayaa in kabadan seddex meeloodoow meel ciidamadiisa kagala bixi doona Ciraaq todobaadyo gudahood, sida uu sheegay taliyahooda ugu sareeya… Read More ›