Sport

Jose Mourinho oo loo magacaabay tababaraha cusub ee kooxda Roma

Jose Mourinho oo loo magacaabay tababaraha cusub ee kooxda Roma

Mourinho ayaa laga eryey Tottenham bishii April kaddib 17 bilood oo uu laylinayey kooxdaas horyaalka Ingiriiska ka tirsan. Tababarahan reer[Read More…]

May 4, 2021 0 comments Sport
ZAGREB, CROATIA - MARCH 18: Coach of Tottenham Hotspur Jose Mourinho before the UEFA Europa League Round of 16 Second Leg match between Dinamo Zagreb and Tottenham Hotspur at Stadium Maksimir on March 18, 2021 in Zagreb, Croatia. Sporting stadiums around Europe remain under strict restrictions due to the Coronavirus Pandemic as Government social distancing laws prohibit fans inside venues resulting in games being played behind closed doors. (Photo by Goran Stanzl/PIXSELL)

SPORT: Tababare José Mourinho oo laga eryay kooxda Tottenham

Sida ay qorayaan saakay jaraaidada The Athletic, The Telegraph iyo The Independent waxaa shaqadii tababarnimo ee kooxda Tottenham laga eryay[Read More…]

April 19, 2021 0 comments Sport
Burcad isku dayday in ay afduubtaan bas siday koox kubadeed

Burcad isku dayday in ay afduubtaan bas siday koox kubadeed

Burcad hubeysan ayaa waxaa ay isku dayeen in ay afduubtaab bas ay saarnaayeen kooxda kubadeed kuwaas oo ciyaar is-reeb-reeb u[Read More…]

March 24, 2021 0 comments Sport
Ciyaartoyda gobolka Banaadir oo ku guuleystay tartankii ciyaaraha gobollada dalka

Ciyaartoyda gobolka Banaadir oo ku guuleystay tartankii ciyaaraha gobollada dalka

Ciyaar aad u xiiso badneyd oo kooxaha kubadda cagta ee Banaadir iyo Galmudug ku dhex martay garoonka Eng. Yariisoow ee[Read More…]

December 31, 2020 0 comments HEADLINE, Sport
Pogba oo beeniyay in uu ka tegayo kooxdiisa Manchester United

Pogba oo beeniyay in uu ka tegayo kooxdiisa Manchester United

Paul Pogba ayaa sheegaya “in wax walba ay caadi u yihiin” isaga iyo Manchester United, waxa uuna ku adkaysanayaa in[Read More…]

December 13, 2020 0 comments HEADLINE, Sport
Ciyaaryahan Pogba oo ay uga dhamaatay kooxda  Manchester United

Ciyaaryahan Pogba oo ay uga dhamaatay kooxda Manchester United

Mino Raiola oo ah agentiga Paul Pogba ayaa shaaca ka qaaday in laacibkan ay uga dhamaatay kooxda uu mudada u[Read More…]

December 7, 2020 1 comment HEADLINE, Sport
SAWIRRO: Laacibkii kubadda cagta ee reer Argentina Diego Maradona ee geeriyooday iyo tacsi taal dalkiisa

SAWIRRO: Laacibkii kubadda cagta ee reer Argentina Diego Maradona ee geeriyooday iyo tacsi taal dalkiisa

Laacibkii kubadda cagta ee dalka Argentina Diego Maradona ayaa maanta geeriyooday kadib markii wadanaha uu istaagay, sida uu sheegay qareenkiisa.[Read More…]

November 26, 2020 0 comments Sport
Maradona oo isbitaal la dhigay, loogana cabsi qabo in uu cudurka corona la ildaran yahay

Maradona oo isbitaal la dhigay, loogana cabsi qabo in uu cudurka corona la ildaran yahay

Laacibkii hore ee dalka Argentina Diego Maradona ayaa la dhigay isbitaalka La Plata, ee koonfurta caasimadda Buenos Aires kadib markii[Read More…]

November 3, 2020 0 comments Sport
Madaxweynaha FIFA Gianni Infantino oo laga helay cudurka coronavirus

Madaxweynaha FIFA Gianni Infantino oo laga helay cudurka coronavirus

Sida ay baahisay wakaaladda wararka Reuters waxaa cudurka coronavirus laga helay madaxweynaha FIFA Gianni Infantino (50-jir). Warkan ayay walaadda wararka[Read More…]

October 27, 2020 0 comments Sport
SPORT: Cristiano Ronaldo oo uu ku dhacay cudurka coronavirus

SPORT: Cristiano Ronaldo oo uu ku dhacay cudurka coronavirus

Xiriirka kubadda cagta ee dalka Portugal ayaa shaaca ka qaaday in ciyaaryahan Cristiano Ronaldo uu ku dhacay cudurka COVID-19, islamarkaana[Read More…]

October 13, 2020 0 comments Sport
Booliska Talyaaniga oo baaris ku haya ciyaaryahan Luis Suarez

Booliska Talyaaniga oo baaris ku haya ciyaaryahan Luis Suarez

Mas’uuliyiinta Talyaaniga ayaa baarayaa eedeymo wax isdaba marin ah oo harreeyay imtixaan laga qaaday ciyaaryahan Luis Suarez oo ku saabsanaa[Read More…]

September 23, 2020 0 comments Sport
Ciyaaryahanad Mareykanka caan ka ah oo guursatay nin ay xabsi kasoo deysay

Ciyaaryahanad Mareykanka caan ka ah oo guursatay nin ay xabsi kasoo deysay

Xiddigta ka tirsan ciyaraaha kubadda koleyga ee qaranka ee Mareykanka Maya Moore ayaa guursatay nin ay gacan ka siisay in[Read More…]

September 17, 2020 0 comments Sport
SAWIRRO: Neymar iyo kooxdiisa oo gacan-ka-hadal ula tagay koox la ciyaareysay iyo 5 kaar oo cas-cas oo la qeybiyay

SAWIRRO: Neymar iyo kooxdiisa oo gacan-ka-hadal ula tagay koox la ciyaareysay iyo 5 kaar oo cas-cas oo la qeybiyay

Muddo 7 daqiiqadood ah ayaa waxaa taagnaa daagaal garoonka Parc des Princes ee magaalada Paris ku dhex marayay ciyaaryahannada kooxaha[Read More…]

September 14, 2020 0 comments Sport
Koobkii Qaaradda Afrika ee Masar ku guuleysatay oo la xaday

Koobkii Qaaradda Afrika ee Masar ku guuleysatay oo la xaday

Xidhiidhka kubadda cagta Masar ee magaciisa loo soo gaabiyo EFA, ayaa bilaabay baadhitaan ka dib markii la ogaaday in dhawr[Read More…]

September 5, 2020 0 comments Sport
SPORT: Orod-yahan Mo Farah oo rikoor cusub dhigay

SPORT: Orod-yahan Mo Farah oo rikoor cusub dhigay

Orodyahanka soomaaliga ah ee u orda dalka Ingriiska Mo Farah ayaa shalay oo jimco ah dhigay rikoor cusub kadib markii[Read More…]

September 4, 2020 0 comments Sport
MADRID, SPAIN - MARCH 1: Lionel Messi of FC Barcelona disappointed  during the La Liga Santander  match between Real Madrid v FC Barcelona at the Santiago Bernabeu on March 1, 2020 in Madrid Spain (Photo by David S. Bustamante/Soccrates/Getty Images)

Messi oo xaqiijiyay in uu lasii joogi doono naadigiisa Barcelona

Ciyaaryahanka caanka ah ee kooxda Barcelona Lionel Messi  ayaa maanta xaqiijiyay in uu lasii joogi doono kooxdiisa Barcelona ilaa xilli[Read More…]

September 4, 2020 0 comments Sport