Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay markii ugu horeysay ilaa bishii Maarso ee sannadkii 2020 in aanay cidi u dhiman xanuunka Covid19, waxaana daraasad ay dowladdu soo saartay ku sheegtay in 3,165 oo qof laga helay nuuca xanuunkan COVID-19 ee ka yimid India, kaas oo soo gaaray UK.

.