Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester United iyo Aston Villa ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kulankan oo ah mid adag indhahana lagu hayo ayaa duhurnimada maanta 2:30 daqiiqo xilliga geeska Afrika ka baasmi doona garoonka Old Trafford, iyadoo Man Utd ay marti gelin doonto kooxda Villa.

Ronaldo ayaa hoggaaminaya safka Manchester United, halka Cavani uu keydka ku jiro, waxaana sidoo kale ku billowday Paul Pogba.

MAN: UNITED:

ASTON VILLA: