Gudaha

Saddexda wasiir cusub ee dhowaan la magacaabay oo Muqdisho lagu dhaariyay: SAWIRRO

Waxaa maanta lagu dhaariyay magaalada Muqdisho saddexda wasiir ee cusub ee maalmo ka hor la magacaabay kuwaas oo kala ah wasiirka arrimaha dibedda Mudane Axmed Ciise Cawad, wasiirka arrimaha gudaha Mudane Cabdi Maxamed Sabriye iyo wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Mudane Maxamed Cadi Xayir (Maareeye).…