Saturday, April 27, 2024
Ad

Horjooge Sare oo Soo Galay Gacanta Ciidamada Galmudug ee ku sugan Baxdo

0
Horjooge Hanad oo ka tirsanaa kooxda Alshabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka iyo Culimada Degmada Baxdo, kadib markii uu xiriir la soo...

Ajaanib Ka Tirsanayd Alshabaab oo Baxsad ahaa oo Lagu Qabtay Galmudug

0
Wararka Naga Soo Gaarayaa Degaanada Galmudug Gaar ahaan Galgaduud ayaa Sheegaaya in Gacanta Lagu Dhigay Ajaabib Ka Tirsanaa Alshabaab oo Baxsad ahaa ku Waas...

Dagaalo Culus oo Ka Dhan ah Alshabaab oo Maalmaha Soo Socda Galmudug markale ka...

0
Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale dib u bilaabeysa dagaalka ka dhanka ah kooxda Al Shabaab, ee wali ku xooggan deegaanno iyo degmooyin katirsan maamul...

Diyaarad alshabaab lahaayeen oo Dhuusamareeb lagu Qabtay

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay saq-dhexe diyaarad nooca wax basaasa ah lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug, sida...

Wararkii Ugu Danbeeyey Dilka Galmudug loogu Gaystay Nabadoon Cabdi daahir

0
Warar Dheeraad ah ayaa Kaso Baxaaya Dil aad looga Naxay oo Saakay oo jimcaha ka Dhacay Deeganada Galmudug. Degaanka laanqaylo oo Saakay Subixii Hore lagu...

Saldhigii ugu Waynaa Alshabaab ee Galmudug oo la Duqeeyey

0
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya duqeyn culus oo xalay ka dhacday qaybo kamid ah gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, taas oo lala beegsaday...

War Deg Deg ah: Saldhigii ugu waynaa Alshabaab ee Deegaanka Cali Yabaal oo la...

0
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreeynta deegaanka ayaa Weerar dhowr jiho ah ku qaaday saldhig kooxda Alshabaab  ku laheed dhul howd ah...

Wararkii Ugu Danbeeyey Alshabaab ku sugnaa Degmo ka Tirsan Galmudug oo la Duqeeyey

0
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay duqeyn culus oo xalay ka dhacday gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, taas oo lala eegtay...

Wararkii ugu Danbeeyey Ragii Gaalkacyo ku Dilay Axmed Tahliil oo lasoo Qabtay

0
Ciidamada ammaanka Puntland ayaa Shalay soo qabtay shan nin oo shalay nin ganacsade ahaa ku dhex dishay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, ragaas wuxuu...

Saciid Cali Gacamey iyo Hub uu Watay oo lagu Qabtay Galmudug

0
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo gacan ka helayay kuwa dadka deegaanka ee ku sugan bariga gobolka Galgaduud ayaa maanta gacanta kusoo dhigay oday katirsanaa...