Wednesday, April 24, 2024
Ad

Xukuumadda Somaliland oo si adag uga jawaabtay bayaan kasoo baxay dalalka ugu hodansan caalamka...

0
Xukuumadda Somaliland ayaa si adag uga jawaabtay bayaan kasoo baxay dalalka ugu hodansan caalamka ee la isku yiraahdo G7, kaasi oo ku aadanaa xiisadda...

Xukuumadsa Somaliland oo qaadday tallaabo ay sheegtay in dekad ay kaga dhiseyso magaalada qadiimiga...

0
Xukuumadsa Somaliland ayaa qaadday tallaabo ay sheegtay in dekad ay kaga dhiseyso magaalada qadiimiga ah ee Lughaya ee gobolka Awdal, iyadoo horey uu u...

Faahfaahin Ciidanka SSC oo gacanta ku dhigay Gudoomiyihii Maxkamada G/Sool ee Somaliland

0
Ciidanka Qaybta Booliiska Gobolka Sool ee Maamulka SSC ayaa gacanta ku soo dhigay Horgal Axmed Diiriye Burcad oo ahaa Gudoomiyihii Maxkamada Racfaanka Gobolka Sool...

Dagaalo Culus oo laga Cabsi Qabo inay Saacadaha soo Socda ka Qaraxaan Ssc Khaatumo...

0
Ilaa saddex deegaan oo dhaca xuduuda maamulada Somaliland iyo SSC Khaatumo ayaa caawa laga dareemayaa colaad iyo dhaqdhaqaaqyo ciidan oo xoog leh, waxaana laga...

Madaxweynayaasha Eritrea Isaias Afwerki iyo Masar Cabdul-Fattaax al-Sisi oo go’aan culus ka qaatay xiisadda...

0
Madaxweynayaasha Eritrea Isaias Afwerki iyo Masar Cabdul-Fattaax al-Sisi ayaa ku kulmay magaalada Qaahira ee dalka Masar, kadib markii Afwerki uu Sabtigii u safray dalka...

Soomaaliya: ‘Qalab cusub ayaan u adeegsanaynaa xiriirka diyaaradaha dulmara Somaliland, kii hore waan joojinay’

0
Hawada Soomaaliya ayaa la kulantay mid ka mida xiisadihii ugu adkaa, taas oo la xiriritay maamulka hawada iyo cidda la xiriireysa diyaaradaha isticmaala. Arrintan ayaa...

Maamulka Hosbitaalka Hargaysa oo Shaaciyay Sababtii uu udhibtay Dahable oo Dhawaan maydkiisa laga Helay...

0
Agaasimaha Isbitaalka Hargeysa Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cismaan ayaa sheegay in maydka marxuumka ay ku sameeyeen baaris qaadatay muddo 48 saacadood ah, isla markaana ay...

Heshiiska Turkiga iyo Soomaaliya saameyn maku yeelan karaa kii is afgarad ee Itoobiya iyo...

0
Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa arbacadii cod aqlabiyad ah ku ansixiyey heshiis ay dowladda Soomaaliya la gashay dhiggeeda dalka Turkiga, kaas oo...

Muuse Biixi oo Si Cara leh ugu Hadlay Go,aan Difaaca Bada Soomaaliya ee Turkiga

0
Madaxweyne Muuse Biixi, oo ka hadlayay hadda Hargeysa ayaa sheegay in uu dhaqangal noqonayo Is afgaradkii uu la gaaray RW Itoobiya ee lagu siinayay...

Somaliland oo xukun ku ridday haweeneydii Ilaahey ‘cayday’

0
Maxkamadda degmada Hargaysa ee jamhuuriyadda iskeed madax bannaanid augu dhawaaqday ee Somaliland ayaa xukun saddex sano oo xarig ah ku ridday haweeney la sheegay...