Thursday, May 9, 2024
Ad

Faysal Cali Waraabe oo sheegay in ay soo qaban doonaan Garaad Jaamac Garaad Cali...

0
Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe oo la hadlayay arday qalinjabisay ayaa sheegay in aysan nabad ka qaadaneyn dagaalka gobalka Sool, oo...

Jabhada gacan libaax oo Balankii uga baxay Muuse Biixi Weerana Qaaday

0
Rag hubeysan oo ka tirsan Jabhada gacan libaax ayaa gaari nooca raaxada ah waxay ka kaxeysteen bartamaha magaalada Burco ee gobolka Togdheer Gaarigan ayaa waxaa...

Soomaaliland oo Ciidamo Farabadan Soo Dhoobtay degmada Yeyle

0
Wararka ka imaanaya degmada Yeyle oo ka tirsan Gobolka Sool ayaa sheegaya in Somaliland ciidamo soo dhoobtay duleedka degmadaasi. Ciidamada Somaliland oo ay weheliyaan maleeshiya-beeleedyo...

Somaliland oo cafisay dhallinyarada Buurta Gacan Libaax Kula Dagaalantay una Diratay inay Galaan Dagaalka...

0
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa qoraal ay soo saartay ku shaacisay go’aan kasoo baxay xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi oo ku aadan JabhadDa hubeysan ee...

Muuse Biixi oo maanta ku wajahan deegaano kamid ah gobolka Sool iyo SSC oo...

0
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ku wajahan deegaano kamid ah gobolka Sool, xilli dhawaan uu ku dhawaaqay aargoosi ka dhan ah dagaalkii...

Raysulwasaare Xamsa oo Maantay u anbabaxay Degmo Dhawaan Alshabaab Laga Saaray

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta safar uga baxay magaalada Muqdisho, isaga oo ku wajahan degmada Mahadaay...

Wararkii ugu Danbeeyey Dagaal Culus oo laba Maalin oo Xariir ah kasocda Laasacaanood

0
Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyo ciidamada milatariga Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka oo maalintii labaad oo...

Xasan Cabdiraxmaan Indha-Yare oo Dhawaan Garoonka Adan Cadde ku Dilay nin Kenyaan ah oo...

0
Xasan Cabdiraxmaan Indha-Yare oo Dhawaan Si kama ah u Dilay enjineer u Dhashay Dalka Kenya oo Dhisaayay Guri ku Yaalka Xayndaabka Garoonka Diyaaradaha Magaalada...

Axmed Madoobe oo Lacag Gudoonsiiyay Koox ay Hoogaaminaysay Deeqo Maxamed Cabdullaahi

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa abaal-marino lacageed guddoonsiiyay ardayda kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Dusgiyada Sare iyo dhexe oo kala...

Wararkii ugu dambeeyey dagaalka caasimadda Libya

0
Dagaalka laba koox oo hubeysan ku dhex-maray caasimadda Libya ee Tripoli ayaa dilay ugu yaraan 27 qof, halka 106 kale ay ku dhaawacmeen, waxaa...