Home Wararka Somaliya Galmudug Xasan Cabdiraxmaan Indha-Yare oo Dhawaan Garoonka Adan Cadde ku Dilay nin Kenyaan...

Xasan Cabdiraxmaan Indha-Yare oo Dhawaan Garoonka Adan Cadde ku Dilay nin Kenyaan ah oo Xukun Lagu Riday

0

Xasan Cabdiraxmaan Indha-Yare oo Dhawaan Si kama ah u Dilay enjineer u Dhashay Dalka Kenya oo Dhisaayay Guri ku Yaalka Xayndaabka Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho  ayaa Maantay Xukun lagubTiday .

Xasan ayaa lagu xukumay Shan-sano oo Xabsi Ciidan iyo bixinta Magdhowda Injineer Fredrick Odhiambo Owino oo ahaa kenyan ka shaqeynayay dhisma ka ag dhow garoonka Aadan Cadde.

kas dhaaf ayay Maxkamadda u cusukatay Xukunka in Jineerka Dhintay ayaa Xabad uu Xasan Kor u riday ugu Tagtay Dabaq uu Saarnaa oo uu dhisme Kawaday.

 

Previous articleSiyaasiyiinta Dowlada Federaalka ugu jira Beesha Jareerweyne oo Xarigii Sheegoow kasoo Saaray Go,aan xasaasi ah
Next articleWararkii Ugu Danbeeyey Ciidamada Huwanta oo Gaaray Duleedka Degmada Ceelbuur

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here