Home Wararka Maanta UNSOM oo Aqbashay inay Qaadatao Amarkii Kasooo baxay Dowlada Somaaliya War Galisayna...

UNSOM oo Aqbashay inay Qaadatao Amarkii Kasooo baxay Dowlada Somaaliya War Galisayna Shaqaalaheeda

0

Sida ay xaqiijinayaan wararka laga helayo Muqdisho, xaafiiska UNSOM ee QM oo ay dawladda Soomaaliya dalbatay in la xiro, ayaa shaqaalaha ka howlgala loo sheegay in dhammaadka bisha October 2024-ka ay dhammaan ku e’eg yihiin Heshiisyadooda shaqada.

Sidaas oo kale ilo wareedyo ayaa xaqiijinaya in ay UN kuqasbanan doonan aqbalka dalabka DF Soomaaliya fulinteeda, aysana doodba gali-karin, ayna magacaabi doonan oo kaliya 30-ka bishan Ergay shaqadiisu tahay dhameystirka howlgalka UNSOM ee hadda socda.

UNSOM waxaa hoosyimaada shaqooyinka UN ee Soomaaliya, waxaana 2024-ka qorsheysan in ATMIS baxdo, UN-na ay soo gabagabeeyaan Xaafiiska siyaasadda qaabilsan.

Previous articleNinkii Dilay Farsamayaaqaankii Hubka Iyo Gaadiidla Dagaalka Ee Caabudwaaq oo Dil Toogasha ah Lagu xukumay
Next articleWar Deg Deg ah:Cabdullaahi Muuse Seeraar oo Maantay Dil Toogasha lagu Xukumay oo Goordhow La Toogtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here