Wednesday, April 24, 2024
Ad

Alshabaab oo Weerar ku Qaaday Degaano Dhawaan laga Saaray iyo Ganacsato Sabab yaab leh...

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta ganacsato lagu laayay deegaan hoosta degmada Mahadaay ee gobolkaasi. Ugu yaraan saddex nin ganacsato...

Wararkii ugu dambeeyay dagaallo iyo duqeymo ka socda Hirshabeele

0
Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maalintii afaraad oo xiriir ah ay dagaallo iyo duqeymo culus ay ka socdaan qaybo kamid...

Nin Dil U Gaystay Laba Wiil oo uu Abti u Ahaa Dhacdadan O...

0
Waxaa maanta xaafada Kooshin ee magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka dhacay dil dad badan ka argagaxeen, kaddib markii nin hubeysan uu halkaasi...

Cali Guudlaawe oo Mushaarkii ka Jartay Xildhibaanada Beesha Xawaadle ee maamulkiisa ka Tirsan

0
Qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka HirShabeelle ku metela gobolka Hiiraan, gaar ahaan xildhibaanada ka soo jeeda beesha Xawaadle ayaa eedeymo culus u jeediyey...

Dowlada Soomaaliya oo ka Hadashay odayaashii laga Soo Afduubtay Wisil ee la sheegay inay...

0
Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin cusub ka soo saartay howlgal milateri oo shalay ka dhacay deeegaanka Dumaaye ee Gobolka Mudug, halkaas oo lagu burburiyay xaruntii...

Xasan Cabdiraxmaan Indha-Yare oo Dhawaan Garoonka Adan Cadde ku Dilay nin Kenyaan ah oo...

0
Xasan Cabdiraxmaan Indha-Yare oo Dhawaan Si kama ah u Dilay enjineer u Dhashay Dalka Kenya oo Dhisaayay Guri ku Yaalka Xayndaabka Garoonka Diyaaradaha Magaalada...

Axmed Madoobe oo Lacag Gudoonsiiyay Koox ay Hoogaaminaysay Deeqo Maxamed Cabdullaahi

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa abaal-marino lacageed guddoonsiiyay ardayda kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Dusgiyada Sare iyo dhexe oo kala...

Wararkii ugu dambeeyey dagaalka caasimadda Libya

0
Dagaalka laba koox oo hubeysan ku dhex-maray caasimadda Libya ee Tripoli ayaa dilay ugu yaraan 27 qof, halka 106 kale ay ku dhaawacmeen, waxaa...

Nabaddoonno uu Hogaaminaayay Sheekh Shariif oo xal ka gaaray dagaal beeleedyo lagu Hoobtay

0
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellada Dhexe ee maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in heshiis horudhac ah laga gaaray khilaaf muddo u dhaxeeyay beelo halkaa wada...

Madaxweyne Xasan shiikh oo kulamo Ciidamo aruursi kawada Galmudug

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo gaar-gaar ah la qaatay odayaasha dhaqanka Galmudug oo ay wehelinayaan Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane...