Thursday, May 9, 2024
Ad

Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay Xiliga Dootashada Puntland Dhacayso.

0
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe kaga qeybgalay Xafladda 1-da August ee xuska sanad guurada 25-aad ee...

Mahad Salaad oo Gaaray Dhuusamareeb

0
Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, Mahad Salaad ayaa gelinkii dambe ee shalay gaaray gudaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug, halkaas...

Soomaaliya oo loogu deeqay $75 Milyan

0
Bangiga adduunka ayaa sheegay in Soomaaliya la siiyey kaalmo lacageed oo gaadhaysa illaa $75 million, taas oo ah deeqdii labaad ee la siiyo Soomaaliya,...

Diyaarad Siday Xildhibaano Ka Tirssan Baarlamaanka Soomaaliya oo la Rasaaseeyey Xilinay Dagi rabtay

0
Faahfaahin dheeri ah ayaa Kasooo Baxaysay Xaalad kacsanaan ah oo ka Taagan Gobalka Gedo Gaar ahaan Magaalada Garbahaareey oo Maantay Lagu Rasaaseeyey Diyaarad Siday...

Ciidamada Khaalid Bin Waliid oo Durbaba Maxkamad Lasoo Taagay Kadib Fal layaab leh oo...

0
Mowliiid Daahir  Xuseen, ismaaciil Bashiir keynaan  iyo Maxamud Axmed Ismaciil oo kawada Tirsan Guutada 24aad ee lagu Magacaabo Khaalid Bin Waliid oo ka Mid...

Danmark oo raadinaysa hab sharci ah oo looga hortago Qur’aan gubista.

0
Wasiirka arrimaha dibadda Lars Lokke Rasmussen ayaa sheegay in dowladdiisu ay ka fiirsan doonto suurtagalnimada faragelinta ‘xaalado gaar ah’ kuwaas oo “dalal kale, dhaqamadooda,...

Baarlamaanka Labada Aqal oo cod aqlibayad leh ku ansixiyay Miisaaniyda Dowlada.

0
Labada Gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay dib u eegista miisaaniyadda dowladda. Doodda miisaaniyadda dowladda ee 2023-ka oo...

Kenya oo xaqiijisay in Al-Shabaab ay adeegsadaan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn

0
Ciidamada amaanka dalka Kenya ayaa waxay kordhiyeen howlgalada ay ka wadaan xadka ay Kenya la wadaagto Soomaaliya, iyaga oo ka jawaabayay weeraro ay dhawaan...

Maxkamadda gobolka Banaadir oo maanta mar kale dhegaysanaysa masuuliyiin dowladeed oo loo haysto musuq...

0
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta mar kale dhegaysanaysa dacwadda loo haysto 4 eedeysane oo katirsan hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya. Eedeysanayaashan ayaa loo haystaa inay...

Dowladda Kenya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sameeyo guddi si hoose ugu...

0
kaddib toddobaadyo ay socdeendibad baxyo rabshado wata.War saxaafadeed ka soo baxay labada isbahaysi ee siyaasadda ayaa lagu sheegay in guddiga isku dhafka ah uu...