Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay Xiliga Dootashada Puntland Dhacayso.

Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay Xiliga Dootashada Puntland Dhacayso.

0

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe kaga qeybgalay Xafladda 1-da August ee xuska sanad guurada 25-aad ee aasaaskii Puntland.

Wuxuu Madaxweynuhu la wadaagay Bulshada in Doorashada ay wakhtigeeda ku dhici doonto Iyadoo aysan jirin wax muddo kordhin ah, Laguna tartamayo nidaamka dimuqraadiyadda oo Hadda Puntland ay Doorasho uga dhacday hal qof iyo hal cod 33 degmo.

Madaxweynaha ayaa u hambalyeeyay Bulshada Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn midnimada iyo Isku duubnida ay muujiyeen iyo halgankooda taariikhiga ah ee ay ugu dagaalamayaan masiirkooda.

kala soco calanka media

Previous articleMahad Salaad oo Gaaray Dhuusamareeb
Next articleXasan Macallin oo caddaalad degdeg ah u ballan-qaaday maxaabiista Xabsiga Dhexe isaga Xiran ee aan Maxkamad lasoo Taagin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here