Home Ciyaaraha Maanta Dowladda Kenya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sameeyo guddi si...

Dowladda Kenya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sameeyo guddi si hoose ugu xalliya khilaafaadkooda,

0
FILE PHOTO: Kenya's opposition leader and presidential candidate Raila Odinga, of the Azimio La Umoja (Declaration of Unity) One Kenya Alliance, speaks during a Reuters interview in Nairobi, Kenya August 29, 2022. REUTERS/Thomas Mukoya

kaddib toddobaadyo ay socdeendibad baxyo rabshado wata.War saxaafadeed ka soo baxay labada isbahaysi ee siyaasadda ayaa lagu sheegay in guddiga isku dhafka ah uu ka koobnaan doono toban qof oo dhinac walba ay shan qof ka imaanayaan.

Waxay ka wada hadli doonaan dib u habeyn lagu sameeyo guddiga doorashada, iyo in xafiis rasmi ah loo sameeyo hoggaamiyaha mucaaradka, Raila Odinga.

Wuxuu diiday inuu aqbalo sharcinimada madaxweyne William Ruto, isagoo ku andacoonaya in doorashadii ugu dambeysay la xaday.

 

Previous articleHadal hayn caro leh oo ka dhalatay wiil 7 jir ah oo eeddadii aabbihii qabay ay ku dishay koronto iyo mindi
Next articleMaxkamadda gobolka Banaadir oo maanta mar kale dhegaysanaysa masuuliyiin dowladeed oo loo haysto musuq maasuq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here