Monday, May 6, 2024
Ad

Maxkamadda gobolka Banaadir oo maanta mar kale dhegaysanaysa masuuliyiin dowladeed oo loo haysto musuq...

0
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta mar kale dhegaysanaysa dacwadda loo haysto 4 eedeysane oo katirsan hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya. Eedeysanayaashan ayaa loo haystaa inay...

Dowladda Kenya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sameeyo guddi si hoose ugu...

0
kaddib toddobaadyo ay socdeendibad baxyo rabshado wata.War saxaafadeed ka soo baxay labada isbahaysi ee siyaasadda ayaa lagu sheegay in guddiga isku dhafka ah uu...

Wararkii Ugu Danbeeyey Dilka Loogaystay Marxuum Maxamed Deeq Madar.

0
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil xalay ganacsade Soomaaliyeed loogu geystay agagaarka magaalada Port Elizabeth oo ka tirsan gobolka Westren Cape...

Soomaaliya iyo Ruushka oo kala saxiixday heshiis deyn Cafin ah

0
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in ay Ruushka la saxiixatay heshiis lagu cafiyay in ka badan 684 milyan oo dollar oo deyn ah...

Puntland oo ka hadashay sababta Garowe looga celiyay guddoomiye Sacdiyo.

0
Wasiirka warfaafinta maamulka Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo maanta shir jaraaid u qabtay waarbaahinta ayaa ka hadlay sababta ay dowlada Puntalnd u celisay diyaarad...

Raysal wasaare Xamse oo kulan gaar ah la qaatay Xildhibaanada labada Aqal ee kasoo...

0
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Xalay hoygiisa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Xildhibaanada labada Gole ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ee...

Dowlada Imaaraadka Carabta oo Dadka Wata Pasport Soomaaliga U Diiday Fiisaha Dal ku Galka

0
Guddiga arrimaha dibadda ee golaha shacabka oo kulan su’aalo weydiin ah la yeeshay madaxda wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa miiska soo saaray su’aal ku...

Diyaarad Wehlineysay Aadan Ducaale Oo Burburtay.

0
Saraakiil sarsare oo katirsan ciidanka ayaa safarkaan ku wehliyay Aaadan Ducaale, waxa kamid ahaa Janaraal Ahmed Saman iyo Sarreeye guud Jeff Nyageh. Sidee u burburtay...

Ciidamada Mareykanka oo malaayiin farriimo ah si aan ku talagal aheyn ugu diray saaxiibbada...

0
Qalad dhacay awgiis,ayaa malaayiin E-maillo ah ciidanka Maraykanku direen xulufada Ruushka. Emaillada oo loogu talagalay in lagu soo diro magaca “.mil” ee ay adeegsadaan ciidamada...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka Dagay Magaalada Jowhar.

0
Waxaa Magaalada Jowhar Goordhayd Gaaray Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Wafdi uu Hogaaminaayo waxaana Garoonka Kusoo Dhaweeyey Madaxweynaha Hirshabeele Cali Guudlaawe Safarkaan ayaa ahaa Mid...