Home Ciyaaraha Maanta Wadamada yurub Ayaa Bilaabay Daad Gureynta Guwaadiniinta ka Jooga Dalka Afgembiga ka...

Wadamada yurub Ayaa Bilaabay Daad Gureynta Guwaadiniinta ka Jooga Dalka Afgembiga ka Dhacay ee Niger

0

Saddexdii Duulimaad ee ugu Horreeyay ee lagu Daad Gureeyey Muwaadiniinta Faransiiska iyo Yurub ayaa Xalay ka Duulay Caasimada Niger.

“Diyaaradda Waxaa Saarnaa 262 qof, oo ay ku Jiraan caruur,” ayay tiri Wasiirka arrimaha Dibadda Faransiiska Catherine Colonna oo la Hadashay wakaaladda wararka ee AFP.

Faransiska, Talyaniga iyo Spain ayaa dhamaantood ku dhawaaqay in la daadgureenayo muwaadiniintooda ku sugan Niger.

axadii lasoo Dhaafay, Taageerayaasha Afgambiga ayaa Gubay Calanka Faransiiska, Waxayna Weerareen Safaaradda Faransiiska ee Caasimadda Niger, Niamey.

Emmanuel Macron ayaa Sheegay in Weerar kasta oo ka Dhan ah Danaha Faransiiska ee Niger ay la kulmi Doonaan Jawaab Degdeg ah

Previous articleXasan Macallin oo caddaalad degdeg ah u ballan-qaaday maxaabiista Xabsiga Dhexe isaga Xiran ee aan Maxkamad lasoo Taagin
Next articleSafaarada Sweden ee Izmir, Turkey oo Weerar lagu Qaaday iyo Khasaaro Ka dhashay Weerarkaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here