Sunday, May 19, 2024
Ad

Ciidamo Ka Goostay Hirshabeele oo ku Biiray Hiiraan State.

0
Gudoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan balse la sheegay in dhawaan loo doortay Madaxweynaha Hiiraan State ayaa ka faa’iideystay gadood ay shalay...

Qarax ka dhacay Gobalka Galgaduud iyo Sadex qof oo Ku Geeriyootay

0
Wararka Naga soo gaaraya Gobalka Galgaduud Gaar ahaan Degmada Galcad ayaa Sheegaya in Qarax Miino Halkaas Ka dhacay Qaraxaan ayaa sababay Dhimashada Sadex Ruux...

Ciidamadii Deni kula Dagaalamay Garowe oo War Soo Saaray.

0
Taliska ciidamada kumaandooska Danab ee Puntland ee taabacsan mucaaradka kasoo horjeedo madaxweyne Saciid Cabdullahi Deni ayaa xalay war ka soo saaray xiisadda weli ka...

Mucaaradka Puntland oo dacwad ka gudbiyay madaxweyne Deni

0
Madasha siyaasiyiinta mucaaradka maamulka Puntland, ayaa maanta maxkamadda dastuuriga ah ee Puntland u gudbiyay dacwad ka dhan ah madaxweyne Deni iyo maamulkiisa. Shir jaraa’id oo...

Maalinkii Labaad kasocda Muqdisho iyo Madax Hor leh oo kusoo Biirtay.

0
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa maalintii labaad ka socdo shir wadatashi ah oo u dhexeeyo madaxda dowladda federaalka iyo kuwii hore ee...

Soomaaliya xagee kaga jirtaa dhanka ah musuq maasuqa.

0
Toddobaadkan waxaa meelo badan oo caalamka ah laga xusay, maalinta la dagaalanka Musuqmaasuqa iyo Hufnaanta. Dalal badan oo Africa ah ayaa meel hoose uga...

Weriyihii BBC-da ee dhowaan la shaaciyay in uu ku kacay fal anshax xumo oo...

0
Xaaska wariyaha BBC-da Huw Edwards ayaa ka hadashay eedeeyn dhowaanahan la isla dhex marayay oo ku saabsan in wariye ka tirsan BBC-da uu ku...

Odinga oo ku dhawaaqay in la joojiyay isu soo baxyadii galabta ee Kamukunji kadib...

0
Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa joojiyay isu soo bax uu taageerayaashiisa kula hadli lahaa kaasoo la qorsheeyay in uu ka dhaco garoonka Kamukunji...

Wasiir khadiijo Al-Makhsumi mantay hortegtay Golaha aqalka sare,

0
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya Mudane Cabdi Haashi Cabdulaahi oo ay wehliyaan ku xigeenadiisa, ayaa manta shir guddoominayay kalfadhiga Saddexaad kulankiisa 2-aad ee Golaha...

Hayada duulista rayidka Soomaaliyeed oo warbixin kasoo saartay diyaaradii shilka ku gashay Muqdisho.

0
Hay'adda duulista rayidka Soomaaliyeed ayaa sheegtay sababta ka dambeysay shil diyaaradeed oo Muqdisho ka dhacay, oo geystay dhaawaca labo qof oo kamid ahaa rakaabka...