Home Ciyaaraha Maanta Odinga oo ku dhawaaqay in la joojiyay isu soo baxyadii galabta ee...

Odinga oo ku dhawaaqay in la joojiyay isu soo baxyadii galabta ee Kamukunji kadib Markii.

0
LONDON, ENGLAND - AUGUST 08: Prime Minister of Kenya, Raila Odinga visits Kenya National House on August 8, 2012 in London, England. (Photo by Chris Jackson/Getty Images)

Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa joojiyay isu soo bax uu taageerayaashiisa kula hadli lahaa kaasoo la qorsheeyay in uu ka dhaco garoonka Kamukunji ee mid ka mid ah xaafadaha magaalada Nairobi, isagoo sabab uga dhigay inay kordheen toogashada, weerarrada iyo c aga-juglaynta ay booliiska ku hayaan taageerayaashiisa.

Khasaare ayaa laga soo sheegayaa in uu dalka oo dhan ka dhacay kadib mudaaharaadyada ay ku baaqeen mucaaradka iyo bulshada rayidka ah.labo qof ayaa lagu soo warramayaa in ay ku dhinteen dibad baxayaasha oo xoog ku galay saldhigga booliiska kadibna ay gubeen.

nin kale ayaa dhintay kadib markii gaari booliis ah lagu jiiray wadada weyn ee Nairobi ee Mlolongo ee duleedka magaalada.
Waxaa sii socda burburka gaadiidka iyo ganacsigaee ka jira gobolada kala duwan.

Previous articleWasiir khadiijo Al-Makhsumi mantay hortegtay Golaha aqalka sare,
Next articleWeriyihii BBC-da ee dhowaan la shaaciyay in uu ku kacay fal anshax xumo oo la shaaciyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here