Thursday, May 9, 2024
Ad

Labadii Sarkaal oo Cali Jeyte Dacweeyey oo Muqdisho looga Yeeray

0
Laba Sarkaal ayaa Xamar looga yeeray si wax looga waydiiyo 3qarax ee 3-dii Bishaan Beledweyne ka dhacay. Waxaa Muqdisho looga yeeray Madax Qaybeedyada NISA iyo...

Howlgalo Culus Oo Ka Socda Beledweyn Oo Lagu Soo Qabtay Xubno Shabaab Ah

0
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgalo culus oo ciidamadda amniga ay ka wadaan magaalada Beledweyn oo Isniintii ay ka dhaceen qaraxyo ay ku...

Cali Jayte oo Dowladda ugu baaqay in tallaabo adag ka qaado labo taliye Ciidan

0
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Baledweyne ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay qaraxii dhawwaan ka dhacay magaalada...

Cali Jeyte oo shaaciyay in inta Badan Hiiraan Laga Saaray Kooxda Alshabaab

0
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan oo ka hadlay howl-galada ka dhanka Al-Shabaab ee ka socda gobolka ayaa sheegay in kooxda ka saareen deegaano...

Xildhibaan Sanbaloolshe oo Sheegay Sabab aysan u wadi karin Dagaalka Shabaab

0
Xildhibaan C/llaahi Sanbaloolshe oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlanaanka Soomaaliya, kana soo jeeda gobolka Hiiraan ayaa fariin culus u diray maamulada iyo qabaa’ilada...

Al Shabaab oo hubeesay Odayaal kasoo jeeda Abgaal kuna dhawaaqay Dagaal (Sawirro)

0
Deegaanka Masaajid Cali Gaduud oo katirsan gobolka Shabeelaha Dhaxe waxaa kulan ku yeeshay odayaal kasoo yeeda beesha Abgaal oo taageersan Al Shabaab ,kuwaa oo...

Ciidamada Huwanta oo Saakay Dib u qabsaday Degaanka Yasooman

0
Maalmo  oo ya Shabaab maamulayeen Yasooman, dib ayaa looga qabsaday saaka. 4 jid oo afarta jiho ka kala yimaada ayaa Yasoonan soo gala, gacanta ciidamada...

Dowlada Turkiga oo War Kulul kasoo Saartay Qaraxyadii baladweyne

0
Dowlada Turkiga ah oo saaxiibka ugu weyn Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weeraradii argagaxiso ee ka dhacay maanta magaalada Baladweyne. War-saxaafadeed ka soo baxay...