Monday, May 20, 2024
Ad

Alshabaab oo Ceeldheer looga Dilay inka badan 100 Askari iyo Maydad lasoo Bandhigay( Sawiro)

0
Dowladda Soomaaliya ayaa goordhaw shaacisay in howlgal qorsheesan oo ciidanka dowladda ka fuliyeen deegaanka Ceeldheere ee kuyaalla xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhaxe lagu...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo tegay difaacyada ciidamada ee SHabeelada Dhexe (Sawiro)

0
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo weli ku sugan degmada Cadale ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa maanta  tegay jiida hore ee dagaalka, isaga...

Madaxweyne Xassan Shiikh oo Xalay ku hoyday jiidaha hore ee Dagaalka Shabeelada dhexe(Sawiro)

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gelinkii dambe lagu soo dhaweeyay degmada Cadale ee gobolka Sh/dhexe. Madaxweynaha oo kulammo xog-wareysi ah...

Al-Shabaab oo lagu jebiyey weerar Culus ay koox macawiisley ah ku qaadeen

0
Faahfaahino ayaa laga helayaa weerar ay maanta gelinkii dambe kooxda Al-Shabaab ku qaaday saldhig ciidamada dib u xoreynta deegaanka ay ku leeyihiin deegaan lagu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan degmo ka tirsan shabeelaha Dhexe

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa lagu wadaa inay gaaraan degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha Dhexe, xili uu dhawaan gaaray...

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo ka Hadlay Dilka Loogaystay nabadoon Mukhtaar Axmed Maxamed

0
Madaxweynaha Dowlada Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxtinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee Nabadoon Mukhtaar Axmed Maxamed...

Xildhibaan Jeesow oo war ka soo saaray kulankii beeshiisa iyo madaxweyne Xasan

0
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Beledweyne ayaa faahfaahin ka bixiyey waxyaabihii ay shalay ka wadahadleen Madaxweyne Xasan Sheekh oo...

Xoogaga Al-Shabaab oo dib ula wareegay degaan ku dhow Baladweyne (Sawirro)

0
Xoogaga Al-shaaab ayaa si nabadgelyo ah ula wareegay deegaanka Tarajante ee duleedka degmada Baladweyne oo ay gacanta ku hayeen ciidamada dowlada. Deegaanka Tarajante ayaa masaafo...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Gaaray Baladweyne(Sawiro)

0
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeeray goobihii ay ka dhaceen...

Senator ka Tirsan Hirshabeele oo ku Dhawaaqay inuu Ka Baxaayo Beeshiisa Hadii Ay Dagaal...

0
Waxaa gogol la iskugu keenay waxgaradka beelihii dhawaan ku dagaalamay aagga degmada Cadale ee gobolka Shabeellada Dhexe, waxaana gogoshii maanta la dhigay ka hadlay...