Monday, May 20, 2024
Ad

Alshabaab oo Laga Saaray Degaan Cadcadeey

0
Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa maanta kooxaha Alshabaab  kala wareegay deeggaanka Cadcadeey oo hoostagga magaaladda Ruunir-good ee gobolka Shabeellaha dhaxe oo...

Ciidamada Dowlada oo deegaano horleh kala wareegay kooxda Alshabaab

0
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka ee howlgallada ka wada gobolkaasi ay deegaano horleh kala wareegeen...

Ciidamada Danab oo howlgal ku burbriyey saldhigyo ay lahaayeen Shabaab

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliua ayaa sheegaya in maanta ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danab ay howlgal qorsheysan...

Ciidamada Deegaanka Shabeelada Dhexe oo weerar Culus ku Qaaday Alshabaab

0
Ciidamo kuwa degaanka ah iyo kooxda Al-shabaab ayaa ku dagaalamay degaanka Nuur-dugle ee Shabeelada dhexe, waxaana jira khasaara dhimasho iyo dhaawac ah. Ciidanka degaanka ayaa...

Ciidamada Degaanka iyo ku Dowlada oo Alshabaab kala Wereegay Degmadii isku Xiraysay Hiiraan Iyo...

0
Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa la wareegay deegaanka Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha Dhaxe. Gaashaanle Cali Yuusuf Macalim oo ka mid ah saraakiisha...

Madaxweyne Guudlaawe iyo Taliye Odawaa oo howlgal Cusub ka Bilaabay Deegaano Shabeelada Dhexe (Sawirro)

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta booqday deegaanada Geyfo, Bakajeex, Qoordheere iyo Warciise oo dhowaan laga xureeyay Kooxda alshabaab.   Madaxweynaha ayaa...

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo xilka ka qaaday Wasiir, mid kalena ku bedelay (Akhriso)

0
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Xilkii ka qaaday Wasiir Ku Xigeenkii Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Hirshabeelle Mudane Axmed Saney Maxamed. Lama...

Cali Jayte Oo Shaaciyay Deegaanka Xiga Oo Ay Shabaab Ka Saarayaan Kadib Hiiraan

0
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jayte Cismaan ayaa ka hadlay halka ay u jiheysanayaan marka uu soo dhamaado gulufka dagaal ee Shabaab uga furan gobolka...

Ciidamda Macawislayda Hiiraan oo saakay Markale weerar Culus ku qaaday Alshabaab

0
Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada deegaanka ee loo yaqaan Macawuusleyda iyo Al Shabaab...

Jen. Tuuryare Oo Sheegay Inay Jiraan Maamulo Diidan In Shabaab Dalka Laga Saaro

0
Cabdiraxmaan Tuuryare, madaxii hore ee mukhaabaraadka Soomaaliya oo ka hadlay dagaalka ka dhanka Shabaab ayaa sheegay in maamul goboleedyada qaar aaney xiligan diyaar u...