Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Ugaaska Cusub ee Beesha Xawaadle oo Si wayn loo Caleemo Saaray(Sawiro)

Ugaaska Cusub ee Beesha Xawaadle oo Si wayn loo Caleemo Saaray(Sawiro)

0

Deegaanka Daaro-Ugaas oo hoos taga degmada Halgan ee gobolka Hiiraan waxaa ka dhacday xafladda Caano-shubka Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, waxaana halkaas isugu tegay masuuliyiin ka tirsan dowladda federaalka oo ay ka mid yihiin inta badan xildhibaanada laga soo doorto gobolka Hiiraan, Taliyaha NISA iyo Ciidan ka tirsan dowlad goboleedka HirShabeelle.

Sidoo kale xafladda Caano-shubka Ugaaska Yuusuf waxaa ka qeyb-gelay duubabka dhaqanka beelaha Soomaaliyeed oo ka kala yimid gobollada dalka Soomaaliya, deegaanka ay maanta xafladaasi ka dhacday wuxuu ka mid yahay dhulkii baaxada lahaa ee dhowaan laga xoreeyey Khawaarijta.

Deegaanka Daaro-Ugaas oo hoos taga degmada Halgan ee gobolka Hiiraan waxaa ka dhacday xafladda Caano-shubka Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, waxaana halkaas isugu tegay masuuliyiin ka tirsan dowladda federaalka oo ay ka mid yihiin inta badan xildhibaanada laga soo doorto gobolka Hiiraan, Taliyaha NISA iyo masuuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka HirShabeelle.

Sidoo kale xafladda Caano-shubka Ugaaska Yuusuf waxaa ka qeyb-gelay duubabka dhaqanka beelaha Soomaaliyeed oo ka kala yimid gobollada dalka Soomaaliya, deegaanka ay maanta xafladaasi ka dhacday wuxuu ka mid yahay dhulkii baaxada lahaa ee dhowaan laga xoreeyey Khawaarijta.

Previous articleHowlgalkii Alshabaab looga Saari lahaa Galgaduud oo Maantay Dib Ubilowday
Next articleDagaal beeleed ay dad badani ku dhinteen oo ka dhacay Shabeelada dhexe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here