Home Wararka Somaliya Galmudug War Deg Deg ah:Cabdullaahi Muuse Seeraar oo Maantay Dil Toogasha lagu Xukumay...

War Deg Deg ah:Cabdullaahi Muuse Seeraar oo Maantay Dil Toogasha lagu Xukumay oo Goordhow La Toogtay

0

Dil Qasaas Ah ayaa Maxkamada Gobalka Galgaduud Ku Fulisay Galabtay  Marxuun Cabdullaahi Muuse Seeraar oo Habeeno ka hor uu ku dilay caabudwaaq  Marxuun Afwayne Lugeey xayle

Marxuumkaan La Toogtay ayayna Isla maantay Maxakamada Gobalka Galgaduud ku xukuntay Dil Toogasha aha Waxaana Layaab leh in isla Maantay La Toogtay.

Magaalada Caabudwaaq Waxaa Toos Uga Hirgalay in la Toogto Qofkii Qof Dila Waana Marxuumkii Sadexaad oo lagu Toogto Magaladaas Wax ka Yar Laba Biloow.

Caabudwaaq ayaana Inta Badan Waxaa Ka Dhici Jiray Dilal la xariira anoyin Qabiil kuwaas oo Haatan u Muuqda ina lasoo Afjaray.

Afwayne Lugay ayaa Ahaa Farsamayaqaan Sare oo ku Xeelad Dheeraa Hagaajinta Hubka Iyo Gadiidka Dagaal Waana Sababta Keentay inay reer Caabudwaaq Dadaniyaan Toogashada Ninkii Dilay Afwayne oo Laba Malin kadib Maantay La toogtau.

Previous articleUNSOM oo Aqbashay inay Qaadatao Amarkii Kasooo baxay Dowlada Somaaliya War Galisayna Shaqaalaheeda
Next articleNin Soomaali ah oo Isniin walba guba kaam qaxooti oo ku yaalla Jarmalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here