Monday, May 20, 2024
Ad

Raysulwasaare Xamsa oo Maantay u anbabaxay Degmo Dhawaan Alshabaab Laga Saaray

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta safar uga baxay magaalada Muqdisho, isaga oo ku wajahan degmada Mahadaay...

Wararkii ugu Danbeeyey Dagaal Culus oo laba Maalin oo Xariir ah kasocda Laasacaanood

0
Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyo ciidamada milatariga Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka oo maalintii labaad oo...

Xasan Cabdiraxmaan Indha-Yare oo Dhawaan Garoonka Adan Cadde ku Dilay nin Kenyaan ah oo...

0
Xasan Cabdiraxmaan Indha-Yare oo Dhawaan Si kama ah u Dilay enjineer u Dhashay Dalka Kenya oo Dhisaayay Guri ku Yaalka Xayndaabka Garoonka Diyaaradaha Magaalada...

Axmed Madoobe oo Lacag Gudoonsiiyay Koox ay Hoogaaminaysay Deeqo Maxamed Cabdullaahi

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa abaal-marino lacageed guddoonsiiyay ardayda kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Dusgiyada Sare iyo dhexe oo kala...

Wararkii ugu dambeeyey dagaalka caasimadda Libya

0
Dagaalka laba koox oo hubeysan ku dhex-maray caasimadda Libya ee Tripoli ayaa dilay ugu yaraan 27 qof, halka 106 kale ay ku dhaawacmeen, waxaa...

Nabaddoonno uu Hogaaminaayay Sheekh Shariif oo xal ka gaaray dagaal beeleedyo lagu Hoobtay

0
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellada Dhexe ee maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in heshiis horudhac ah laga gaaray khilaaf muddo u dhaxeeyay beelo halkaa wada...

Shooble oo Sixir kula seexday Haween Badan kana Duubay Muuqaalo anshax xuma ah oo...

0
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta xukun xabsi ah ku riday nin oday ah oo lagu eedeeyay in sixir iyo turufo uu adeegsaday kula saxiidday...

Ciidamada Amaanka oo Muqdisho ka Qabtay Sarkaal Sare oo katirsanaa Alshabaab.

0
Ciidamada Amaanka Magaalada Muqdisho ayaa Gacanta Ku dhigay nin Lagu Magacaabo Cabdi ow maxamed Fiidoow oo ahaa Sarkaal Sare oo Ka Tirsanaa Alshabaab ahaana...

Waa Sidee Xaalada Ceelbuur oo Duulaan Culus ku Wajahanyahay?

0
Wararka ka imaanaya magaalada Ceelbuur ayaa sheegaya in xaalad baqdin ah ay ka taagan tahay magaaladaasi, tani oo ka dhalatay arrimo isbiirsaday. Dadka reer Ceelbuur...

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa xalay la kulmay in ka badan 6 xubnood

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa xalay la kulmay in ka badan 6 xubnood oo ah Senatoro iyo xildhibaano golle shacab oo kasoo jeeda...