Monday, May 20, 2024
Ad

Xildhibaan Ka Tirsan oo Baarlamaanka Soomaaliya oo Golaha Ka Horsheegtay kn Soomaaliland Dal Madaxbanaan...

0
Xildhibaan Gobsan Muxumad oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha ka sheegtay in Somaliland ay tahay dal madax-banaan, taasi oo ka...

Muusa Biixi oo Ka Hadlay Xaalada Cakiran ee Soomaaliland

0
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo la u warramay Wariyeyaasha ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee ka taagan maamulkaasi, gaar ahaan xasaradaha siyaasadeed ee...

Dibad Baxyo Xoogan oo Ka Bilowday Soomaaliland iyo Xaalada Oo Cirka isku shareertay

0
Xaaladda guud ee magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ayaa maanta kacsan, waxaana ka billowday didbad-bax ballaaran oo ay dhigayaan xubnaha mucaaradka ee ka soo...

Xiisada Siyasadeed ee Ka Taagan Soomaaliland oo Cirka isku Shareertay

0
Magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland waxaa kasii daraya xiisad siyaasadeed oo u dhexeyso xisbiyada mucaaradka Wadani, UCID iyo xukuumadda Biixi, kuwaas oo isku haya...

Shir caalami ah oo ay ka soo qayb galeen 14 dal oo ay Somaliland...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Iskeed Madaxbannanida ugu dhawaaqday ee Somailand, Muuse Biixi, ayaa soo dhaweeyey in shirkan lagu qabto gudaha Somaliland, waxana uu caddeeyey inay taasi...

Saddexdii xubnood ee ugu Dambeeyay Guddida Doorashooyinka Somaliland oo is casilay

0
Saddexdii xubnood ee ugu dambeeyay guddida doorashooyinka ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax bannaanida ee Somaliland ayaa maanta iscasilaadooda u gudbiyay madaxweyne Muuse Biixi,...

Wararkii ugu danbeeyay Xiisad dagaal oo ka taagan Magaalada Buuhoodle

0
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay ilaa saakay ay Magaaladaas ka taagan tahay xiisad dagaal...

Dowladda: “Sheekh Cali Warsame wuxuu kamid ahaa dadkii la dooday Axmed Godane”.

0
Waxaa dalka Urdun Ku Geeriyooday  Sheekh Cali Warsame Xasan oo kamid ahaa culimada caanka ee Soomaalida. Wuxuu sidoo kale ahaa Sheekhul baladka gobolka Togdheer ee...