Thursday, May 9, 2024
Ad

Soomaaliland oo Soo bandhigtay Qaab casri ah oo loo dhisayo Suuqa Waaheen ee Dhawaan...

0
Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa galabta warbiximo ka dhegeystay guddida heer qaran ee suuqa Waaheen oo ay wehelinayaan Farsamayaqaanada dhismaha suuqa waaheen...

Wadahadalo laga Dhexbilaabay Muuse Biixi iyo Mucaaradaka Xili Xiisadu Soomaaliland Cirka isku Shareertay

0
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay Ergo is-xil-qaantay oo isugu jira Salaadiin, Cuqaal iyo Culimo Awdiin, maalmihii u danbeeyey...

Gudoomiyihii Xisbiga mucaaradka ah ee UCID u qaabilsanaa gobolka Sool oo La Dilay

0
Gudoomiyihii Xisbiga mucaaradka ah ee UCID u qaabilsanaa gobolka Sool ayaa caawa lagu dilay magaalada Laascaanood sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Maxamed...

Mucaaradka Soomaaliland oo ku Dhawaaqay inay Samaysteen Ciidamo Hubaysan kadib Markii…..

0
Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa shaaciyay in xukuumadda Muuse Biixi ay ku kaliftay hogaamiyeyaasha mucaaridka inay sameystaan...

Khilaaf Xoogan oo Salka Ku Haaya Alshabaab oo Culumada Soomaalind Ka dhex Qarxay

0
Waxaa aad usii xoogeystay khilaaf xoogan oo u dhexeeya culimada Ictisaamka iyo Salafiyiinta ee Somaliland, kadib markii uu Sheekh Barbaraawi sheegay in uu xiriir...

Xildhibaan Ka Tirsan oo Baarlamaanka Soomaaliya oo Golaha Ka Horsheegtay kn Soomaaliland Dal Madaxbanaan...

0
Xildhibaan Gobsan Muxumad oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha ka sheegtay in Somaliland ay tahay dal madax-banaan, taasi oo ka...

Muusa Biixi oo Ka Hadlay Xaalada Cakiran ee Soomaaliland

0
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo la u warramay Wariyeyaasha ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee ka taagan maamulkaasi, gaar ahaan xasaradaha siyaasadeed ee...

Dibad Baxyo Xoogan oo Ka Bilowday Soomaaliland iyo Xaalada Oo Cirka isku shareertay

0
Xaaladda guud ee magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ayaa maanta kacsan, waxaana ka billowday didbad-bax ballaaran oo ay dhigayaan xubnaha mucaaradka ee ka soo...

Xiisada Siyasadeed ee Ka Taagan Soomaaliland oo Cirka isku Shareertay

0
Magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland waxaa kasii daraya xiisad siyaasadeed oo u dhexeyso xisbiyada mucaaradka Wadani, UCID iyo xukuumadda Biixi, kuwaas oo isku haya...

Shir caalami ah oo ay ka soo qayb galeen 14 dal oo ay Somaliland...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Iskeed Madaxbannanida ugu dhawaaqday ee Somailand, Muuse Biixi, ayaa soo dhaweeyey in shirkan lagu qabto gudaha Somaliland, waxana uu caddeeyey inay taasi...