Monday, May 20, 2024
Ad

Wararkii ugu dambeeyay ee Somaliland oo ay isku dhaceen booliska iyo dibadbaxayaal

0
Dibadbaxyo ay rabshado ka dhasheen ayaa ka socda magaalada Hargeysa iyo deegaanno kale oo ka tirsan Jamhuuriyadda iskeed madaxbanaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland. Dibadbaxa waxaa...

Banaanbaxyo waawayn oo rabshada wata oo ka socdo Somaliland

0
Wararka laga helayo Somaliland ayaa sheegaya in maanta deegaannada maamulkaasi ay ka billowdeen dibad-baxyo waa weyn oo ay soo abaabuleen xisbiyada mucaaradka iyo taageerayaashooda,...

Maamulka soomaaliland oo Xabsiga Dhigay Siyaasiyiin Mucaarad ah Markale iyo Shirar Bilowday

0
Wararka laga helayo Somaliland ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo magaalada Hargeysa ee caasimada maamulkaas, halkaas oo haatan ay howlgallo ka...

Maxaa lagu arkay xayawaanka Soomaaliya laga helo ee loo dhoofinayo si lacag badan loogu...

0
Taliska booliska iyo mas'uuliyiinta wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka cimilada ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland ayaa soo bandhigay xayawaanno si sharci-darro ah...

Mucaaradka Somaliland oo ku Hanjabay tallaabada ay qaadayaan November Kadib Baaqna Diray

0
Musharaxa xisbiga mucaaradka ee Wadani, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay xaaladda guud ee Somaliland,...

Muuse Biixi oo eed Culus Dusha Uga Tuuray Xisbiyada Mucaaradka

0
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo saaka ka hadlayey munaasabad ka dhacday Hargeysa ayaa sheegay in labada Xisbi ee mucaaradka ugu waaweyn ee Wadani iyo...

Ictiraafka Somaliland: Sharci ay ku faraxday Somaliland ayayay meel mariyeen xildhibaannada Mareykanka.

0
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday Madaxbannaanida ee Somaliland ayaa soo dhawaysay hindise sharciyeed uu meel mariyay Aqalka Wakiillada Mareykanka. Xeerkan oo ah...

Xukuumadda Somaliland iyo xisbiyada mucaaradka oo mar kale yeeshay kulan

0
Waxaa maanta magaalada Hargeysa kulan isugu yimId xukuumada dowladda jamhuuriyadda iskeed madax banaanida ugu dhawaaqdey ee Somaliland iyo xisbiyada mucaaradka. Kulanka ayaanan laga bixinin faah...

Somaliland oo Qaran Dumis Ku Tilmaamtay Dadkii xajka ka aaday sanadkaan

0
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullahi Seylici oo shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa ayaa ka hadlay khilaafka arrimaha xajka ee kala dhaxeeya dowladda federaalka...

Mareykanka oo Shaaciyay hadal ay Ka Naxeen maamulka Somaliland

0
Safiirka dowladda Mareykanka u jooga Soomaaliya, Larry Andre ayaa meesha ka saaray damaca maamulka Somaliland ku doonayo in ay ku noqdaan dal ka madax...